21/04/2026
π Ciyaaraha loo baahan yahay si Cristiano Ronaldo uu u gaaro 100 guul koox kasta:
π₯ REAL MADRID - 127 CIYAAROOD
π₯ AL NASSR - 141 CIYAAROOD
π₯ MANCHESTER UNITED - 168 CIYAAROOD
4οΈβ£ PORTUGAL - 169 CIYAAROOD
Al Nassr waa kooxdii LABAAD ee ugu dhaqsiyaha badan xirfadiisa Cristiano ee gaarta 100 guul, ka dib Real Madrid. π