17/02/2024
waxaan ku iri waan ku jeclahay ? markaas bay itiri ilaa intee in leeg ayaad ijeceshahay ?
saan waxaan iri waa soconayaaa ilaa inta aan socdo in la eg ayaan ku jeclahay kadib socod kii ayaan iska sii bilawday ilaa hada 3 weak waa maqanahay iyadiina waa isugay saa wali๐ณ๐๐ญ๐๐๐
jacayl maa lamaqanahay mise
wax kalaa jiro๐ญ๐๐๐๐