Dugaal TV

Dugaal TV Page-kaan waa mid u taagan soo gudbinta macluumaad waxtar leh,taariikh wax laga baran karo

War iga leexda noohπŸ˜‚πŸ˜­
19/07/2026

War iga leexda noohπŸ˜‚πŸ˜­

Xildhibaan Fahima Quuje oo la xaqiijiyey in ay ka tanaasushay aragtideedii kuwajahan midnimada Soomaaliya, dibna ugu laa...
17/07/2026

Xildhibaan Fahima Quuje oo la xaqiijiyey in ay ka tanaasushay aragtideedii kuwajahan midnimada Soomaaliya, dibna ugu laabatay Somaliland maaheyn qof caadi ah, Xildhibaano ayay ahayd, awood xoogan-na wey u lahayd ka shaqeynta waxay u dhaqaaqdo, iyadoo la xasuusto sida ay door adag uga qaadatay saaridii Somaliland ilaa soo laabashadii Firdhiye.
Maxey kula thy?...

14/07/2026

France saan maa daacad ka ah!.. Spain 1-0 France πŸ”₯

14/07/2026

dalka ka yaabiyey soomaalida _ curacao iyo netherlands

11/07/2026

Sheeg Abtirsiga Nabiga Caleyhi salaatu wa,salaam?

Meydkii hoggaamiyihii ruuxiga ahaa Iran Ayatulahi Cali Khamenei, ayaa si rasmi ah loogu aasay magaaladiisii hooyo ee Mas...
11/07/2026

Meydkii hoggaamiyihii ruuxiga ahaa Iran Ayatulahi Cali Khamenei, ayaa si rasmi ah loogu aasay magaaladiisii hooyo ee Mashhad, gaar ahaan xarunta Imam Reza Shrine (oo ah mid ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee Shiicada), ka dib 36 sano iyo ku dhowaad 9 bilood oo uu haystay awooda u sareysa Iran.

Ka hor noqoshadiisii Hoggaamiyaha ruuxiga ah 8 sano, Laga bilaabo 13-kii Oktoobar 1981 ilaa 3-dii Agoosto 1989 ayuu ahaa madaxweynaha Iran oo uu maamulay dagaalkii Ciraaq.

Dabka saaranta bahasha Sheekh Aadan Waa Kasoo gudubtey Feysal Sahal joogtaa .
10/07/2026

Dabka saaranta bahasha Sheekh Aadan Waa Kasoo gudubtey Feysal Sahal joogtaa .

Maroco ayaa calanka Carabta iyo Afrika sii haysa ilaa khamiista 9-ka July, waxay wajahayaan Gumeystahoodii h**e ee  Fara...
07/07/2026

Maroco ayaa calanka Carabta iyo Afrika sii haysa ilaa khamiista 9-ka July, waxay wajahayaan Gumeystahoodii h**e ee Faransiiska,Saadaali kulankaan

Messi 10kii sannaba hal mar buu ooyaa, 2036 ayaa ugu soo horreynaysa oohin
07/07/2026

Messi 10kii sannaba hal mar buu ooyaa, 2036 ayaa ugu soo horreynaysa oohin

πŸ‡ͺπŸ‡¬ Egypt 2–0 Argentina πŸ‡¦πŸ‡· cawa meesina waa inuu ooyaa...cawaa faraacinadii oo cadiya ayaan aragnaa πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
07/07/2026

πŸ‡ͺπŸ‡¬ Egypt 2–0 Argentina πŸ‡¦πŸ‡· cawa meesina waa inuu ooyaa...cawaa faraacinadii oo cadiya ayaan aragnaa πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Address

Prince Mohammed Ibn Salman Ibn Abdulaziz Road
Riyadh
13314

Telephone

+252617975098

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugaal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dugaal TV:

Shortcuts

Share

Category