HOBYO MEDIA

HOBYO MEDIA welcome may people

21/01/2024

Diyaaradii xamuulka waday ee dhowrka maalmood kahor laga celiyey Hargeysa ayaa saaka loo fasaxay duulimaadkeeda, kadib markii ay soo dirtay macluumaadka xamuulka ay wado. Xiriir dhexmaray shirikada diyaaradaha leh iyo Dowlada Soomaaliya oo Barnaamijka Daqiiqadaha Wararka uu helay ayaana lagu qeexay fasaxa diyaarada lasiiyay xalay. Faahfaahinta warkan waxaan kusoo qaadan doonaa Barnaamijka Daqiiqadaha Wararka ee duhurnimo.

Address

Khartoum

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HOBYO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HOBYO MEDIA:

Share