Gambayax Media Network TV

Gambayax Media Network TV public

16/01/2026

الرئيس الصومالي حسن شيخ محمود يصل إلى مدينة لاسعانود شمال شرقي الصومال للمشاركة في مراسم تنصيب رئيس ولاية شمال شرق الصومال، برفقة عدد من المسؤولين الحكوميين رفيعي المستوى. وقالت الرئاسة إن الزيارة تؤكد دعم الحكومة الفيدرالية للإدارة الجديدة وتعزيز وحدة البلاد والاستقرار في المنطقة

12/07/2025
13/06/2025

Waa is keenay Sareeya Guuto Abdixamiid Maxamed Dirir Waana taliyaha soo Socda ee booliska Soomaliyed, Wararka qaar ayaa shegaya is badelka uu dhici karo Axada ilaa Khamiista soo Socota.

Maxaa laga filan karaa taliye Abdixamiid Dirir?

Sidoo kale xubna badan oo kamida golaha Wasiirada Soomalia ayaa todobaadkaan weynaya kuraaska kuwaas oo laga shakiyey kadib markii mowqifkooda uu cadaan waayey.

Isku Shaandheyn Culus.

30/04/2025
30/04/2025

Somalia meel adag ayey maraysaa in shaa Allah ilaahay ayaa samata bixin

30/04/2025
05/02/2025

Ciidanka Difaaca Puntland Guul Wayn ayey kasoo Hoyiyeen ladagaalanka argagixisada

05/02/2025
31/01/2025

تجري حاليًا عملية ترحيل المهاجرين غير الشرعيين إلى إثيوبيا في غاروي بالصومال

31/01/2025

Somalia waxay rabtaa Gogaan wanaagsan

30/01/2025

Dagaala Culus oo ka Socda dhowr jiho oo Hiiran ah iyo Al shabaab oo Durbaba laga Qabsaday Degaana badan” Wararkii ugu dambeeyey.

Address

Khatoum
Khartoum
249

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gambayax Media Network TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share