Halbeega Wararka

Halbeega Wararka WARAR SUGAN OO DHEX-DHEXAAD AH.
(2)

29/10/2025

Waa sidee Xaalada Caruurta wax lagu baro Madarasada Madiina lagu barto Qur,aanka Kariimka?

29/10/2025

DEG DEG
Waa Kuwee Masuuliyiinta laga Reebay Aadista Jabuuti+Xogta Heshiisiinta Mucaaradka iyo Muxaafadka

29/10/2025

DEG DEG
Taliye Macalin Mahdi oo hada dhex Wareegaya Xaafadaha Ceelasha biyaha

25/10/2025

MD Xasan oo iska Dhigay Gaadiidka ay Saaran yihiin Qoryaha Waaweyn iyo ilaalo Ajanabi ah!

23/10/2025

DEG DEG
Taliye Shub oo ka hadlay dhibaato ka dhex jirta Ciidanka Asluubta

Maxkamadda Degmada Dharkenley oo soo saartay Amar soo-qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Guddoomiye Ku-xige...
21/10/2025

Maxkamadda Degmada Dharkenley oo soo saartay Amar soo-qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Yaaqshiid, Maxamed Cabdullaahi Siyaad, kadib markii uu maanta weerar ku qaaday xarunta maxkamadda. Weerarka ayaa dhacay kaddib markii ay maxkamadda u yeertay eedeysanaha oo lagu dacweeyay muran ku saabsan kirada guri uu ka deganaa gudaha degmada Dharkenley.

16/10/2025

DEG DEG
Mucaaradka Soomaliya oo ka hadlay Geerida Riola Oddinga+Xogta Xaalada Magaalada Nairobi

16/10/2025

DEG DEG
Xogta Heshiiska General Khalid iyo MD ku Xigenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan +kulankii Golaha Wasiirada iyo Xasan Shiiq

16/10/2025

DEG DEG
Taliye Shub, baara Ciidamada Nabad sugida, poliska iyo militeriga Askari Qori Watana wax Ma baari karo

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GOLAHA WASIIRRADAMuqdisho, Oktoober 16, 202...
16/10/2025

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GOLAHA WASIIRRADA

Muqdisho, Oktoober 16, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha dowlad-dhiska iyo horumarinta adeegyada dadweynaha.

Madaxweynaha ayaa ku boorriyay Wasiirrada in ay xoojiyaan wada-shaqeynta, isla xisaabtanka, iyo hufnaanta howlaha dowladda.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay guulo muhiim ah oo laga gaaray dhinacyada amniga, dhaqaalaha, iyo dowlad-dhiska, iyadoo la xusay in lixdii bilood ee la soo dhaafay lagu dilay tiradii ugu badnayd ee Khawaarijta argagixisada, lana xoojiyay qalabeynta iyo tababarka ciidamada Qaranka. Sidoo kale, waxaa la tilmaamay in miisaaniyadda sanadka 2026 ay kor u kici doonto, lana qorsheeyay in kororkaasi lagu maalgeliyo adeegyada bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, iyo adeegyada kale ee muhiimka ah.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn ku adkeeyay Golaha Wasiirrada in ay si buuxda uga qeybqaataan dadaallada dimuqraadiyeynta dalka, si loo xoojiyo kalsoonida shacabka loona adkeeyo muuqaalka dowladnimada iyo wadajirka Qaranka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

Mohamed Dugoow,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
[email protected]

15/10/2025

Saraakiishii Badbaado Qaran oo Wajahaya Cinqaab Adag+Xogta saraakiisha Tagay Dooloow iyo Warar kale

15/10/2025

Kulankii ugu Waqti dheera Golaha oo Maanta dhacay iyo Xildhibaanada bulshada bariga Afrika oo la doortay

Address

London
Kosti
0044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halbeega Wararka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halbeega Wararka:

Share