09/08/2025
𝐌𝐚 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨?
Ka faaidayso fursadaha Scholarshipyada ah ee Jaamacada Sahal bixinayso
Dhamaan ardada ku nool gobalka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo waxaa la ogaysiinayaa in ay furantahay diiwaangelinta ardada cusub ee Jaamacada Sahal faraca gaalkacyo.
Waxaaad ka faaidaysan kartaa fursada Half_Scholarship Degree ama Diploma