Abdiladiif siciid casayr

Abdiladiif siciid casayr Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Abdiladiif siciid casayr, Videoskapare, Lertagsgatan 16, Örebro.

07/09/2026

Gar'adag oo lagusoo dhoweeyey gudoomiyaha cusub ee gobolka sanaag.

06/09/2026

Wasiir magaalo oo ukala wareejiyey xilkii badhasaabka gobolka togdheer iyo badhasaabki h**e

05/09/2026

Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Sanaag, Dr. Maxamed Cali Cige, Oo xilka u kala wareejiyey maamulihii h**e iyo maamulaha cusub ee Cisbitaalka TB-da. Deg Ceerigaabo

Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Gobolka Sanaag, Dr. Maxamed Cali Cige, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Ci...
05/09/2026

Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Gobolka Sanaag, Dr. Maxamed Cali Cige, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Maanka ee Degmada Ceerigaabo, Dr. Mubaarak Axmed Cali Dhuux, ayaa maanta kormeer ku tagay Cisbitaalka TB-da ee Degmada Ceerigaabo.

Masuuliyiintan ayaa kormeerka ku weheliyey Maamulaha cusub ee Cisbitaalka TB-da, oo maanta xilka la wareegay, iyaga oo soo indho-indheeyey xaaladda iyo hawlaha ka socda cisbitaalka.

Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Gobolka Sanaag, Dr. Maxamed Cali Cige, ayaa Maamulaha cusub kula dardaarmay inuu si hufan u guda-galo hawlaha cisbitaalka, isla markaana uu halkaasi ka sii ambaqaado shaqadii iyo adeegyada caafimaad ee bulshada loogu qabanayey.

05/09/2026

Magaciisaba na deeqay badhasaabka

Jiif caaqil Aadan jaamac faarax

05/09/2026

Anigu waan Aqaan badhasaabkan cusub mudo 40sano ah ayaanu saxiib ahyn

Suldaan keyse cabsiiye

05/09/2026

Waan soo dhawaynaya badhasaabka cusub

Jiif caaqil Xasan godane

05/09/2026

Gudoomiyaha gudida nabad gelyada golaha guurtida o beesha cabdi xaamud ku wareejiyey kutubka quraanka

04/09/2026

Qaabkii uu u dhacay shirka beesha cabdixaamud

03/09/2026

Ogaysiis Dadka reer ceerigaabo uu so gadhsiiyey Xafiiska xajka iyo cumrada ee daariq travel agency

Adress

Lertagsgatan 16
Örebro
70347

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Abdiladiif siciid casayr postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela