17/12/2018
Askari reer puntland ah aya kudilay magalada boosaaso Nin Yamani sh o katirsan qaxootiga halkaas daga.
Kadib marku damcay marxumku inu galo xerada qaxootiga isago islahaa ad kaso cunteysid.
Inalilahi wa ina ileyhi raajucuun.
Falkan xun wan cambareyneyna xukumada puntland iyo ahlal kheyrkaba haso qabtaan gacan kudhiiglahaas.