LAAS TV

Duqii TRUMP ahaa ayaa yiri: " Ma filayo in ay jiraan wax aan Jannada ku geli doono, balse waxaan hubaa in aan nolosha da...
14/10/2025

Duqii TRUMP ahaa ayaa yiri: " Ma filayo in ay jiraan wax aan Jannada ku geli doono, balse waxaan hubaa in aan nolosha dad badan u wanaajiyey."

Donald Trump ayaa hadalkaan maanta uu ka soo yeeray xilli uu ku safrayey Diyaaradda Air Force One isagoo ku siijeeda dhanka Bariga Dhexe oo uu ka sameeyay heshiis nabaddeed oo Taariikhi ah.

14/10/2025
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso  Madasha Minbar initia...
23/12/2023

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso Madasha Minbar initiative oo shacabka Soomaaliyeed ay ku waydiinayaan su'aalo ku saabsan caqabadaha iyo hurumarka dowlad dhiska Soomaaliya.

Hadii aad daneynso in aad ka qeybqaadato, fadlan iska diiwaangeli xaggan: https://minbarspace.com/registration/

Galmudug Awards Ayaa Waxey U Aqoonsatey Hogaamiyaha Ugu Sameynta Badan    Iyo Geyiga Somalia 🇸🇴  In Uu Yahey  Madaxweyna...
22/12/2023

Galmudug Awards Ayaa Waxey U Aqoonsatey Hogaamiyaha Ugu Sameynta Badan Iyo Geyiga Somalia 🇸🇴 In Uu Yahey Madaxweynaha Ahmed Abdi Karie Qorqor

Hogaamiyaha Guuleystey Waxaa Lagu Yaqaan Bulshada Ayaa Goobkasta Iyo Gayi Kasta Tilmaansata

Madaxweyne Ahmed Abdi Karie Qorqor Waa Shaqsi Ubisil Siyaasada Somalia 🇸🇴 Waana Hogaamiye La Tijaabiyey

Markale Hogaami Madaxweyne Galmudug iyo Gayiga Somalia 🇸🇴

Madaxweyne Goorkasta Garabkaaga Nahey

🙏

27/05/2023

Reer Cadaado Oo Maanta Barako Iyo Qeyr Ayaa Ilaahey Ukulmeyey Waa Daacigii Sheikh Hussein Ali Jabuuti Ayaa Maanta Muxaadaro Ku Shubey

Dadka galaya Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada ee doonayo in ay kamid noqdaan Macallimiinta la qaadanayo waxaa kamid ah...
27/02/2023

Dadka galaya Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada ee doonayo in ay kamid noqdaan Macallimiinta la qaadanayo waxaa kamid ah Hooyo Xamdi Maxamed Xusseen oo ah Hooyo umul la ah gabar 8 maalmood dhallan.

Sidoo kale Xamdi Saygeeda Maxamed Cabdi Cali waxuu kamid yahay dadka u fadhiyo Imtixaankan.

30/12/2022

Dhibtaada Ka Jirta Qurbaha Xiliga Barafka Qeyb Ka Mid Ah
Hadaadan Si Taxadar Ah U Socon Dhibkaan Ayaad La Kulmee

30/12/2022

Aqoonyahan Ismail Al Ahna Xildhibaan Golaha Degaanka Dagmada Stockholm Ee Wadanka Swedan
Ayaa Bulshada Somaliyeed La Hadley
Hadaan guga kuu kordhaa Gabow mooyee ku tarin Garaad iyo waayo arag Ilayn wax ma dhaantid geed( Abwaan Gaariye).
Aynu ka faa'iideeysano sanadka soo socdaa 2023.

24/12/2022

Wasiir Mayoow Walaal Samoow"Waxa shalay dhacay waa waxaan la qaadan karin islaanimo ku fiicneen dadnimada ku fiicneen marnaba ma dhaceyso in aan dhaho dad hala dilo iskaba daa xitaa saqiir dilo.

Adress

SWEDAN
Borlänge
78451

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när LAAS TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela