Fatima sheikh

Fatima sheikh En härligt tjej från Borlänge i Sverige. Hon är ofta positiv men vissa saker kan inte ibland. Till slt vällkomna alla mina vänner jag tycker om er mycket.

14/11/2020

Malin waad dhiman alle ka cabsiga halla badiyo walal🙏🙏❤️❤️💯

30/11/2017

🌺بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله رب العالمين
والصلاة والسلام على رسول الله
وعلى آله وصحبه أجمعين🌷
السلام وعليكم ورحمة اللة تعالي وبركاتة
والثلاثة أيام البيض أطلق عليهن ذاك الوصف لبياض القمر في لياليهن💐
وهي الأيام 13و 14و 15
توافق فى شهرتذكير 🍂

تذكير 🔔
الأيام البيض لشهر ربيع اول💚💚💚💚
الجمعة ٣/١٣
السبت٣/١٤
الاحد٣/١٥
وقبلها الخميس 💚وبعدها الاثنين 💚ايام فاضلة يستحب صيامها،،
هنيئا لمن وفق لصيامهاوذكر بها🌹🌹

🍁🍁🍁إن شاء الله "☝🏼
Bishaaro ,bishaaro Yaa Omatu MOhamed عليه افضل الصلاة والسلام Bari aan Soono soonkii Sunada Ahaa ee Khamiista sii aan u Nooleeyno Sunadii Nabiga عليه افضل الصلاة والسلام Insha Rahmaan barii danbe oo jimcaha Ah sabtida iyo axada Insha Allaah Taariikhdana tahay 13- ( Rabicul Awal) 1439 hijriga kuna Beegan 1/12/207 insha Allah waxaana Bilaabanayo 3daxii Maalmood ee AYAAMU Beydha ee la Soomi jiray bilwaliba oo Islamka ah 13,14,15, ...Marka Walaal si aan u Noolayso Sunadii Nabiga عليه افضل الصلاة والسلام
Hadii aad Awoodid ka mid Noqo Dadka Soomaya 3daxaas Maalmood aan kor kusoo xuuse ...Hadii aadan Adoodina si aad Ajar uga heshid Xasuusi Walaal Hilmaamsan si uu u Soomo ajiirkana uu uheelo insha Raxman una Nooleeyo Sunad ii Nabiga عليه افضل الصلاة والسلام
مِـنَّـا ومـنـكـمـ صـالـح الأعـمـال وبالله التوفيق
Garsii Walalka Arkayow Walalkaa Arkeeyn brkllahu fikunaa jamiicaan✅ (*_*)✍🏿🌹✅
ادل على الخير كفاعله

29/11/2017

Tuko salaada intaan lagugu tukan

23/09/2017

Alla jecliyaa hooyo macan

16/01/2017

Asc all my super fb friends

12/10/2016

Asc wlhy horta ugu horeyn Subax wngsn kadib waaxaan rabey aan idinla qeybsado arin iga yaabisay. Arintaas wax kale maaha ee waa dhalintena ama dadkena waaweyn ee Somaliyeed xitaa aniga oo Baraha bulshada Iticmala intooda badan eyeyo aan Somali eheen sida ereyada (Plz,sorry, thnks,wlcm) iyo kuwo kale oo badan marka isku daya in aad kuwaas afsomaligooda oo aad isticmasha si jiilka soo dhalanaya uu u afkiisa hooyo insha allah fikradaada waad ka dhiiban kartaa soo dhawoow wll.

22/09/2016

Asc Walaalaha dhamaan waad salaamantihiin waxan rabey hal arin inaan i din la wadaago taas oo ah komant ga cayda ah waa laga anaagsan yahay qaarkiisow ee iska waji k**a li hidaas aad wadaan asc wrx wbr.

Afur wanaagsan asxabey qaasatan labada qof ee an kala dhicin Barwaaqo adoontii alle iyo Sacdiya Cadey alle dartiis ayaan...
06/06/2016

Afur wanaagsan asxabey qaasatan labada qof ee an kala dhicin Barwaaqo adoontii alle iyo Sacdiya Cadey alle dartiis ayaan idiin jeclahay.

06/06/2016

Asc
Asxaabta qaaliga waan idin salaamay waa walashiin Fatima oo idin leh Ramadan kareem hadana Afur wanaagsan insha allah caafimaad ku afura all asxabta.

Asc Aqiyaarta bal halkaan ila eega: maxaadse ka fahantee kkkkkkkkkkkkkkkkk.
02/06/2016

Asc Aqiyaarta bal halkaan ila eega: maxaadse ka fahantee kkkkkkkkkkkkkkkkk.

Adress

Kornstigen
Borlänge
784 52

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Fatima sheikh postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela