Lool Soomali TV

Lool Soomali TV Baahinta xogaha xasaasiga ah iyo wararka

13/08/2026

Xasan Sheekhow ma adiga oo Islaam ah ayaad guryaheena xoog nooga qaaday?

13/08/2026

Puntland ayaa la wareegtay Ciidanka beesha Mareexaan ee Saaxo oo mudug ka tirsan ku sugna, kuwaas oo Faderaalka h**e uga mid ahaa.

13/08/2026

Dawladda Turki waxay nagu taageeray gacmo dhiigle.

Shacabka muqdisho oo saaka guryihii ay laahyeen dawladda Xasan ka burburinay ayaa qaylo dhaaminaya.

13/08/2026

Caqliga hoggaanka Soomaalidda

13/08/2026

Boorama oo 100K dad aan gaadhin ay ku nool yihiin ayay Jamaacadda Camuud sheegtay inay ku nool yihiin 600k.

13/08/2026

Laascaanood kufsiga iyo dilku waa ka caadi ee wax kale miyay dhaceen?

13/08/2026

Sadex qofmid walba halkuu is dhigo ayaa lagu gawracaa.

13/08/2026

Rasaas ayaa ka socota buulo-Eeley oo dawladda Xasan ka bakacinayso shacab deganaa.

13/08/2026

Hadaad bogsanwaydo lacagtaadu waa celis.

Somaliland oo sheegtay in wada hadallo u socdaan Taliska Mareykanka ee Afrika oo la xidhiidha arrimaha AmnigaJamhuuriyad...
13/08/2026

Somaliland oo sheegtay in wada hadallo u socdaan Taliska Mareykanka ee Afrika oo la xidhiidha arrimaha Amniga
Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in wada hadallo firfircoon oo meel wanaagsan maraya in ay u socdaan Saraakiisha dhinaca difaaca ee Somaliland iyo Taliska Africom ee Waddanka Mareykanka.

Bashiir Good, Wakiilka Somaliland ee Mareykanka ayaa u sheegay Telefishanka Fox news in wada hadallada yihiin kuwo ku saabsan dhinaca amniga baddaha iyo sidii Mareykanka iyo Somaliland uga wada shaqeyn lahaayeen.
Ambassador Bashiir Good ayaa intaas ku daray in Somaliland tahay dal xasiloon oo dhaca meel istiraatiji ah, oo ay diyaar u yihiin in Mareykanka si dhow ula shaqeeyaan.

Dhawaan ayey ahayd markii Wefti ka socda Africom uu booqasho ku yimid Somaliland, halka Wefti dhinaca Somaliland ka socday oo uu hoggaaminayey Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ay booqdeen Taliska Africom ee ku yaala Magaalada Stuttgart ee Jarmalka.
Kulankan ayaa lagu soo warramay in diiradda lagu saaray iskaashiga difaaca, amniga badda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika, iyadoo amniga Badda Cas uu sidoo kale ka mid ahaa arrimaha laga hadlay.

Saxasansaxo

Adress

Falköping

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Lool Soomali TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela