Barkhad Abdillahi Reporter/ Journalist

Barkhad Abdillahi Reporter/ Journalist Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Barkhad Abdillahi Reporter/ Journalist, Media, Floragatan, Flen.

Boggan Barkhad Abdillah waxaad ka heleysaa warar aad u xiiso badan oo ku saabsan dhamaan Soomaalida & deegaanada Soomalida & weliba wararkii ugu danbeeyey wadamada Yurub gaar ahaan Sweden & Scandinavianka & caalamka oo dhan, Kusoo dhawaada ku xidhnow

25/01/2022

Daawo Proff Axmed Ismaaciil Samatar oo baarlamaanka Sweden uga dooddaya qadiyada Somaliland khudbad Taariikhiyana ka jeediyey. Waa dood lagu qabtay Baarlamaanka Sweden shan sanadood ka hor, odeygu berigaa wuu dhawaa laakiin iminka lama hayo, !!!

Afhayeen BUUNI oo weerar ku qaaday Gudoomiyaha Wadani Xirsi Cali Xaji Xasan " XIRSIYOW, Waxa la is weydinayaa talaw goor...
23/01/2022

Afhayeen BUUNI oo weerar ku qaaday Gudoomiyaha Wadani Xirsi Cali Xaji Xasan

" XIRSIYOW, Waxa la is weydinayaa talaw goorma ayuu sidii cadadda u ahayd odhan waan is-casilay,

Iyadoo dadka qarkood sheegayaan in aad kula tashatay wadani ma iska casilaa oo urur ma iska furtaa."

22/01/2022

Heestii maanta Ruxday banaanbixii ee ay askarta & shacabkuba ku ciyaarayeen (Somaliland waa cadceed ) kooxda qaranka, heestan miyey ka khatarsan tahay heesihii xidigaha,

Madaxweyne Muuse Biixi maanta muxuu uga qeybgeli waayey banaanbixii maanta mise hawshan maayer Cabdikariin Axmed Mooge a...
22/01/2022

Madaxweyne Muuse Biixi maanta muxuu uga qeybgeli waayey banaanbixii maanta mise hawshan maayer Cabdikariin Axmed Mooge ayaa iska watey,

"Somaliland kuma iibsamayso Mushxarad ee madaxwayne doorashadii madaxtooyada qabo oo muddo kordhin ha samaysan""Hadii aa...
22/01/2022

"Somaliland kuma iibsamayso Mushxarad ee madaxwayne doorashadii madaxtooyada qabo oo muddo kordhin ha samaysan"

"Hadii aad guulaysato waa lagu garab is taagayaa Hadii lagaa guulaystana Albaabka ayaad ka baxaysaa"

Xildhibaan Barkhad Batuun

Maayir Hero "Burco waa hooyada Somaliland. Waa seeska hannaankan aannu masuuliyiinta ku nahay. Waa magaca sharciga uu da...
22/01/2022

Maayir Hero "Burco waa hooyada Somaliland. Waa seeska hannaankan aannu masuuliyiinta ku nahay. Waa magaca sharciga uu dalku ku dhisan yahay. Waa gaashaanka lagu difaaco qaranka. Geedkii ay beertay ilaa uu midhadhalo k**a hadhayso. Waxay higsanaysaa in halyeeyo ay dhashay mar labaad ku suntanaadaan munaasibadda Madaxbannaanida qarankii ay aasaastay. Sidaa awgeed, Berri keligeed baa ismuujinaysa. Bulshada Burco higilkii ay ku muujin lahaayeen taas ayay diyaar u yihiin. Waa maalintii Burco, maalinta Burcana waa maalintii Qaranka. Waa inoo berri iyo xarunta gobolka. Calankeenna soo qaata, soo cammira fagaarahana. ❤️

22/01/2022

Aqoonsigii Somaliland miyuu soo dhawaaday, barnaamij dood ah baan idiin soo wadaa. Aqoonsiga Somaliland ma loo raadiyey sidii la doonayey. Ma jiraan talaabooyin ay xukuumadu qaaday oo ay aqoonsi ku raadineysay. Ma dib u dhac baa ku yimi aqoonsi raadintii. Dhawaan filo,

Rayigaagana waad kasii dhiiban kartaa,

Boqor Buur Madow oo ka cabanaya doorashada Soomaaliiya isaga & Gudoomiye Cabdi Xaashi & siyaasiyiin kale oo reer Somalil...
21/01/2022

Boqor Buur Madow oo ka cabanaya doorashada Soomaaliiya isaga & Gudoomiye Cabdi Xaashi & siyaasiyiin kale oo reer Somaliland ah oo qaadacay doorashada Soomaaliya, ma umaleyneysaa in la gaadhey xiligii ay Dalkooda Somaliland kusoo noqon lahaayeen,

Garyaqaan Guuleed Dafac wuxuu aaminsan yahay in maxk**adu ururadii furtay, "Maxk**ada sare waxay go’aamisay in la furo x...
16/01/2022

Garyaqaan Guuleed Dafac wuxuu aaminsan yahay in maxk**adu ururadii furtay,

"Maxk**ada sare waxay go’aamisay in la furo xisbiyo siyaasadeed bisha May 2022" Garyaqaan Gulled Dafac.

12/01/2022

Dhalinyarada Reer Somaliland ee laga soo daayey jeelasha dalka Liibiya ee la keenay magaalada Muqdisho oo ka waramaya soo deyntooda

Xukuumada Somaliland waxay tidhi xisbiga Wadani abaaraha wax ha ka qabto, maxay kula tahay? !!!!
10/01/2022

Xukuumada Somaliland waxay tidhi xisbiga Wadani abaaraha wax ha ka qabto, maxay kula tahay? !!!!

10/01/2022

Magaalada Burco waxay ku midowday siyaasada,

Burco colaad k**a taagneyn dadka wada degaana waa dad walaalo ah laakiin waxay kala aragti ka ahaayeen dhinaca siyaasada taa ayey ku midoobeen iminka. Miyaaney sidaa ahayn marka la leeyahay Burco wey midowday?

Adress

Floragatan
Flen

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Barkhad Abdillahi Reporter/ Journalist postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Barkhad Abdillahi Reporter/ Journalist:

Dela

Typ