Darmaan

Darmaan Darmaan waa warbaahin aad kaga bogan doontaan warar iyo barnaamijyo xiiso badan.

Xiliga barwaaqada iyo gobolka Bari
12/09/2026

Xiliga barwaaqada iyo gobolka Bari

Qoraxdaasi ma mid soo baxaysaa mise waa mid sii dhacaysa.
12/09/2026

Qoraxdaasi ma mid soo baxaysaa mise waa mid sii dhacaysa.

Tuug damac xun oo mid ka mid ah lugihiisa ku waayay dhaawac birtaas ka soo gaadhay.
11/09/2026

Tuug damac xun oo mid ka mid ah lugihiisa ku waayay dhaawac birtaas ka soo gaadhay.

Caasimada dalka Poland waxaa ka dhacay mudaharaad aan noociisa h**e loo arag oo ay dhigeen koox robotyo ah oo tiradoodu ...
11/09/2026

Caasimada dalka Poland waxaa ka dhacay mudaharaad aan noociisa h**e loo arag oo ay dhigeen koox robotyo ah oo tiradoodu dhamayd 30 robot waxaanay Isa soo dhoobeen afaafka h**e ee wasaarada Tignoolajiyada iyaga oo codsanaya in la sameeyo sharciyadii lagu haglilahaa si aanay bani’aadamka dalkaas isaga hor imanin.
Dalal badan oo dunida ah waxay robotyadu meesha ka saareen shaqooyin ay dadku qaban jireen.
Sidee u aragtaa arinkan?

Xisbiga haya talada Ingiriiska ee Liberka ayaa u xushay Sagal Abdi-Wali inay noqoto musharaxooda kursiga baarlamaanka ee...
10/09/2026

Xisbiga haya talada Ingiriiska ee Liberka ayaa u xushay Sagal Abdi-Wali inay noqoto musharaxooda kursiga baarlamaanka ee uu baneeyay Raysal wasaarihii h**e ee Ingiriiska Kier Starmer oo dhawaan Iska casilay Raysal wasaaranimadii iyo xildhibaanimadiiba.
Waxa la saadalinayaa inay si fudud ugu guulaysato kursigan madaama oo xisbigeedu ku guulaysanayay kursigan oo ka mid ah degmooyinka London mudo ka badan 100 sano.

Baskiil intaas dherer leeg weligaa ma aragtay
10/09/2026

Baskiil intaas dherer leeg weligaa ma aragtay

Dacawadii iyo xoolihii miyiga mararka qaarkood dagaal fool ka fool ah ayaa dhexmara
10/09/2026

Dacawadii iyo xoolihii miyiga mararka qaarkood dagaal fool ka fool ah ayaa dhexmara

Weli tan oo kale ma aragtay dameer halkaas la saarayo?
10/09/2026

Weli tan oo kale ma aragtay dameer halkaas la saarayo?

09/09/2026

Nebiga ku Sali scw siina faafi

Adress

Bayern Munich 1, Bö
Göteborg
42431

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Darmaan postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Darmaan:

Genvägar

Dela