Mohamed Muqdisho

Mohamed Muqdisho Welcome to Xiisaha Wararka,this Page is owned by reporters across Somalia and whose experience exten

08/04/2026

This is what happens when the floods hit. 🇸🇴 Witness the strength of the community in the face of nature’s power. Heartbreaking yet inspiring. ...

28/03/2026
01/02/2026
30/01/2026

Wiil Somali Ah Ayaa Isku Dilay Xaafada Soomaalida Islii Ee Nairobi Kenya Kadib Markii Uu Ogaaday Gabadh Soomaali ah Oo Ay Xiriir Lahaayeen Inay Qiyaantay.

Gabadha Ayaa La Sheegay In Iyadda Iyo Nin Kenyan Ah oo Ay Saaxiibo Ahayeen Ay Wiilka Is Dilay Ay Ka Cuneen Lacag Dhan 2kun Dollar.

Arinta Fajaca Iyo Naxdinta Leh Ayaa Ah In Gabadha Lacagta Ay Ka Qaaday Wiilka Soomaaliga Ah Ay Mooto Ugu Iibisay Ninkii Kenyanka Ahaa Ee Ay Saaxiibka La Ahayd.

Gabadh Soomaali Ah Arinta Maka Suurowdaa?

29/01/2026

Maxaa keenay Taliye Odowa Yusuf Rage in xiligaan la badalo Ayadoo ciidanka xooga dalka AS ku jabiyeen goobo badan guulo la taaban karana ay gaareen?

12/01/2026

Adress

Soltorpssgatan 21
Gothenburg
43167

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Mohamed Muqdisho postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela