Somali gamer

Somali gamer Somali Gamer is No1 somali Gaming streamer

https://kick.com/CaqilGG

15/11/2025
15/11/2025

Waa kuma ninka Turkiga ah awooda badanleh kuna sugan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Soomaalidana ku qasba in ay jilbihiisa qabsadaan.

Waxaa qoray Abdi Addow oo ay dhacdadan ku qabsatay Garoonka Muqdisho.

Ninkaan Turkiga ah waxaa la dhahaa Turrhan, wuxuu ka shaqeya Turkish Airways Muqdisho.
Ma aqaan meesha uu ka keenay awooda dheeraadka ah. Si Khaldan oo awood dheeraad ah ayuu ula dhaqmaa Soomaalida.
Ma lahan meel looga dacwoodo ama cid kaa celisa.

Maalin Dhaweyd Aniga iyo Abdifatah Faisal Hussein oo Turkey u socona oo wax walba soo dhameysanay ayaan fadhiisanay maqaaxida gudaha si aan u quraacano.
Boarding markii la gaaray ee Safka soo galnay. Wuu noo diiday. Meesha ka imaateen ku laabta ayuu jawaab nooga dhigay. Albaabkiina waa xirtay.
Nasiib Wanaag waxaan isla quraacanay Taliye ku xigeenka Booliska iyo Maareeyaha Airporka oo na ag fadhiyay. Iyagii ayaan u wacnay, way tuug tuugeen. Wuu diiday in aan raacno diyaarada sabab la’aan.
Soomaali badan oo noo imaatay intii howsha socotay waxay noo sheegeen in ninkan sidaan yahay oo kaliya aan raaci karno diyaarada hadii aan isaga tuugno, Yacni jilbaha dhulka dhigano.

Ugu dambeyn waan raacnay diyaaradii anagoo dareemeyna ciil.

2 maalin ka hor wiil Sweden ka yimid baa diyaarad laga reebay oo xabsi lagu xiray. Ticketkii looma bedelin. Waa inuu mid cusub gataa?

Yaa looga dacwoodaa? Yey tahay in ay baaritaan ku sameeyaan arrimahan?
Ma waxaan ku jirnaa gumeysi dadban mise waa wax u gaar ah ninkan awooda is biday?

Aniga ma raaci doono Turkish Aiways ilaa ninkaas laga bedelo. Soomaalidana waxaan kula talinaa in aysan lacagtooda ku bedelan In la bahdilo.

Fariintan gaarsiiya cid walba oo ay quseyso.

28/10/2025

Sxb Muqdisho ku soo dhawow Somali gamer

28/10/2025

Kusoo Dhawow Walalkey Somali gamer Dal iyo Dhalinyaro ku jecel

Ciyaal xamar kaama Kaftaman

13/08/2025
Sawiran tan wax kale umaso dhigayo ku xumaysay kuwa bidarta leh ku xarakenoya 😂😂😜😜😭😁
12/08/2025

Sawiran tan wax kale umaso dhigayo ku xumaysay kuwa bidarta leh ku xarakenoya 😂😂😜😜😭😁

✌️✌️😎😎
11/08/2025

✌️✌️😎😎

09/08/2025

ASALAAMU CALLEYKUM DHAMAAN ASXAABTA S.G FAMILY
WAXA KICK CUSUB FURTAY WALALKEENA Taliye Caqil

WAXAAN SI SHARAF LE IDINKAGA CODSANEENA INA FOLLOW DHAHDAAN WALLKENA TALIY CAQIL
NEW KICK LINKIGA WAA KAN
https://kick.com/caqilgg

Omar Abdulkadir Artan  nin culus
05/08/2025

Omar Abdulkadir Artan nin culus

Adress

Sandelätt 14
Gothenburg
42436

Webbplats

https://streamelements.com/somali gamer/tip, https://kick.com/caqilgg

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somali gamer postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Somali gamer:

Dela