Khadar Maraay

Khadar Maraay Official public page

17/07/2025

Dagaalkii wasi adkaaday odayga gabadhiisa halaso celiyo.

15/07/2025
15/07/2025

Dahar xabad aan 1991 ka dhicin in ey manta ka dhacdo iyo qabilkii warsangali wa arrin la hurinayo ee nabad aya naas la nuugo leh Maaqiroow

Xogtaan hadey sax tahay meshas tilaabo deg deg ah in laqaado ayey u baahantahay Liban Qoono
14/07/2025

Xogtaan hadey sax tahay meshas tilaabo deg deg ah in laqaado ayey u baahantahay Liban Qoono

14/07/2025

👀 Moora eri, Tardo, Afcad iyo Moqokori.
Dhulkaas ma ahan dhul yar Hada iyo dagaal cusub iyo halgan horleh.
Suaal Sababta dowlada ciidankeda ey Maxaas kuli u geeysay haley sheeko ?

Madaxweynahi h**e Ali Abdullahi osoble wa hadlay.
13/07/2025

Madaxweynahi h**e Ali Abdullahi osoble wa hadlay.

11/07/2025

Guul insha Allah

Wariye thanks
10/07/2025

Wariye thanks

10/07/2025

Ahmed budul.
Ciidamada liiyuu policeka iyo kuwa jijeele oo wada dhaanteynaya degmada Quracjome.

Wakas madaxweynaha Hirshabelle Moqokori ba la qabsaday askar ba noolal iyo geeri lagu la yahay.Shacab Ethopia Dagan ba s...
10/07/2025

Wakas madaxweynaha Hirshabelle
Moqokori ba la qabsaday askar ba noolal iyo geeri lagu la yahay.
Shacab Ethopia Dagan ba so gurmaday asigane xita k**a uusan hadlin.
Wa caqli dameer

09/07/2025

Somaliland aduunyane majirto aaqirane ma jiraan uu yiri 🤣 🤣

Adress

Kista

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Khadar Maraay postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Khadar Maraay:

Dela