Barbaariye Cable

Barbaariye Cable Halkaan Waxaan Kuu soo Gudbin Doonnaa muuqaallo Diini , Technology ,Dalxiis ,iyo funny Iskugu Jira

15/11/2025

Sh Mohamed Rashad AUN oo Ka shekeeynaya Dhacda Cajiib Ah oo Muqdisho Ka dhacday Lawadaag Saaxibadaa

15/11/2025

" 𝐈 𝐋𝐎𝐕𝐄 𝐐𝐀𝐁𝐈𝐈𝐋𝐊𝐄𝐘𝐆𝐀 ayuu Fanaanadda Ku qortay 😁 " Lkn Muxuu Ku sameeyay shiiqu ? . Sh Cabdixayi oo dhalinyarada uga digay Qabyaaladda . || Gaarsii saaxibadaa

29/05/2025

Qofka wanaagsan malagu tawasuli karaa ? , Xukunka Tawasulka Culimadu maxey kayiraahdeen ? , Maxey isku heystaan culimada ogol iyo kuwa diidan tawasulka ? faahfaahin dhameystiran oo ku saabsan tawasulka . Sh Khaashici || Gaarsii saaxibadaa || Gaarsii saaxibadaa

30/11/2023

Waxaa ii yeeray Madaxweyne H**e Cali Mahdi Aun , Markii Caruurtiisa Sharciga Laga Kansalay waxaan Ku iri ...... Sh Wacdiyow | Gaarsii Saaxibada Kheyrka Jecel

29/11/2023

Jecloow Ama Ha Jeclaan Walee Xisaabaa Jiraa "Sh Nuuradiin Alaha U naxariistee" | Gaarsii Saaxibada Kheyrka Jecel

28/11/2023

Taarikhda Sh Xuseen Cadde AUN Sida uu Cilmiga U Macaan San Jiray Masha alah "Sh Xasan Ayaa Inooga Sheekeynaya " | Gaarsii Saaxibadaa

27/11/2023

Dadku waa seddex Qeybood " Sh Nuuradiin Rooble Xuurshoow AUN" | Gaarsii Saaxibadaa

27/11/2023

Sideen Caadada Uga Dahirsadaa Ayeey Gabadh Saxaabiyad ah Weydiisay Nabiga Scw "Sh Mohamed Daauud" | Gaarsii Saaxibadaa

14/11/2023

Dikri Axmadiya Macaan Badan | Macalin weydoow

06/11/2023

Ardayda Madarsada Daarul anwaar Oo subcinaya | gaarsii Saaxibadaa

04/11/2023

Shaacir Macalin Caraboow iyo qeyb Yar oo Cajiib ah | Gaarsii Saaxibadaa

02/11/2023

Muxaadaro Kusaabsan Fadliga Qur'aanka " Sh Aweys ayaa Soo jeedinaya" | gaarsii saaxibada Kheyrka jecel

Adress

Linköping

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Barbaariye Cable postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela