Caadle Media

Caadle Media WAR DEGDEG AH OO KULUL ..🔥
📈 1M Views 28 Maalmood
💼 Warar & Xayeysiin La Hubo
🎯 Gaar Kumannaan Qof
📩 Nala Soo Xiriir Call / WhatsApp 617698858

join us so as joined the rest of the world.

23/08/2026

: 🚨 Muqdisho oo Maanta gilgishay! Rasaas iyo cagaf oo loo adeegsaday shacabka Tookiyo..



Xaalad quus ah...Waa sawirka Hooyo haysata 11 Caruur ah kuwaas oo saakay Gurigooda kor laga fiiqday.Cagafta Xasan Sheekh...
23/08/2026

Xaalad quus ah...

Waa sawirka Hooyo haysata 11 Caruur ah kuwaas oo saakay Gurigooda kor laga fiiqday.

Cagafta Xasan Sheekh ayaa saakay banaanka keentay markale maatada iyo birimageedyada.

Halkaani waa Degmada Yaaqshiid Xaafadda Tookiyo oo ay ku jarmaadsaday Cagafta xasan sheekh.



Caadle Media

 : Laftgareen oo digniin adag kasoo saaray dhulboob xoogan oo uu sheegay in uu ka socdo deegaanada KGS ,  isagoo ku eede...
22/08/2026

: Laftgareen oo digniin adag kasoo saaray dhulboob xoogan oo uu sheegay in uu ka socdo deegaanada KGS , isagoo ku eedeeyay Hogaamiye Aadan Madoobe inuu ku gacan siinayo Xasan Shekh Xaraashka dhulkii Jaamacadda Lafoole iyo dhulka Xaruntii xero Agoon ee Degmada Afgooye.

Maxey kula Tahay?..



Caadle Media

21/08/2026

: Ciidamadii ugu badnaa oo hadda Gaaray Duuleedka Magaalada Baydhabo iyo...



Caadle Media

21/08/2026

Soomaalida Koonfur Afrika oo Lagu wado Bililiqo Xooggan.



Caadle Media

20/08/2026

: Guryo Hor leh oo loo digay | Xaafadda Midnimo Ee ceelasha biyaha!...



Caadle Media

20/08/2026

Afhayeenka Lafta-gareen ugaas Xasan ayaa yiri " Magacaa doontaan noo bixiya, ciddaa doontaan nagu Shaabadeeya markale ayaa ku celinayaa Baydhabo waa k xoreyheennaa Ciidamada Xasan Sheekh ee ku soo duulay".

Sidee u aragtaa ?...



Caadle Media

DEGDEG: GAALKACYO OO KACSAN!Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray dhinaca Koonfureed ee Gaalkacyo, halkaas oo galabta uu s...
17/08/2026

DEGDEG: GAALKACYO OO KACSAN!

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray dhinaca Koonfureed ee Gaalkacyo, halkaas oo galabta uu shacabka kula hadli doono.

Laakiin dhinaca Puntland xaaladdu way ka duwan tahay!

Puntland ayaa adkeysay ammaanka, ciidamadeedana heegan gelisay, iyadoo la sheegay in la xannibay isku-socodka labada dhinac ee magaalada.

Arrintan ayaa kusoo beegmeysa xilli Xasan Sheekh iyo Deni ay isku hayaan loollan siyaasadeed oo culus, iyadoo labaduba hadda ku sugan yihiin Gaalkacyo.

Hal magaalo, laba dhinac, laba hoggaan iyo xiisad siyaasadeed oo cirka isku shareertay!

Su’aashu waxay tahay: Maxaa galabta ka dhici doona Gaalkacyo?



Caadle Media

17/08/2026

: Baydhabo oo Ka baxday gacanta Aadan aadan madoobe- Lafta-gareen oo Si buuxda ula wareegay Magaalada, kadib.....



Caadle Media

17/08/2026

: Waa Ciidamada Lafta-gareen oo dhax maraya Bartamaha Magaalada Baydhabo...



Caadle Media

Adress

Ludvika
77130

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Caadle Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Caadle Media:

Genvägar

Dela