Socdaal page

Socdaal page WAR DEGDEG AH OO KULUL ..đŸ”„
📈 1M Views 28 Maalmood
đŸ’Œ Warar & Xayeysiin La Hubo
🎯 Gaar Kumannaan Qof
đŸ“© Nala Soo Xiriir Call / WhatsApp 617698858

join us so as joined the rest of the world.

22/05/2026

: Mucaaradka oo hadda Bilaabay Banaabax xooggan oo looga soo Horjeedo MW xasan Sh.

Dibad baxayaasha ayaa Soo gaaray Fagaaraha KM4 Ee bartamaha Magaalada Muqdisho.



Socdaal page

22/05/2026

: Dagaal Xoogan Oo Ka Qarxay Duleedka Baydhabo, Xiisad Cusub Oo Taagan....



Socdaal page

21/05/2026

: XIISAD KA TAAGAN SUUQA BAKAARAHA — Rasaas La Isku Adeegsanayo & Ganacsigii Oo Joogsaday!...



Socdaal page

Golaha Mustaqalka Soomaaliyeed: "Madaxweyne h**e Xasan Shiikh wuxuu rabaa in uu na shirqoolo."      Socdaal page
20/05/2026

Golaha Mustaqalka Soomaaliyeed: "Madaxweyne h**e Xasan Shiikh wuxuu rabaa in uu na shirqoolo."



Socdaal page

20/05/2026

: “Hanajabaaddii Ugu Cuslayd Oo DFS U Dirtay Mucaaradka Kahor 4-ta Juun!”.. Maxaa ka dhici doona Muqdisho?...



Socdaal page

  : Imxitaanka Shahaadiga fasalka 12aad ee sanadkaan waxaa la gali doonaa 20-ka June. Wasaaradda Waxbarashada ayaa goord...
20/05/2026

: Imxitaanka Shahaadiga fasalka 12aad ee sanadkaan waxaa la gali doonaa 20-ka June. Wasaaradda Waxbarashada ayaa goordhow ku Shaacisay.



Socdaal page

19/05/2026

: MUQDISHO OO QARXEYSA: Mucaaradka Oo Ku Dhawaaqay Bannaanbaxii Lagu RIDI Lahaa Xasan Sheekh! ...



Socdaal page

19/05/2026

: Mucaaradka oo hadda Soo saaraya Go'aanno Cusub oo la xiriirta Xaaladda Dalka iyagoo ku....


..

Hambalyo Hambalyo dhammaan asxaabta nagu xiran! ...Waxaan si rasmi ah u gaarnay 20K oo taageerayaal ah. Halkaan kala soc...
19/05/2026

Hambalyo Hambalyo dhammaan asxaabta nagu xiran! ...

Waxaan si rasmi ah u gaarnay 20K oo taageerayaal ah.

Halkaan kala soco:

🛑 Warar DEGDEG AH
📰 Warbixinno sugan
🌍 Dhacdooyinka dunida
đŸŽ™ïž Falanqeyn sax ah oo xiiso leh.

Nagu soo biir si aad ula socoto wararka ugu dambeeya iyo xogaha muhiimka ah ee dhacaya daqiiqad kasta.

Mahadsanidiin taageeradiinna joogtada ah — guushan waa guushiinna!.



Socdaal page

18/05/2026

“KULAN XASAASI AH: Mucaaradka & Beesha Caalamka Oo Go’aan Culus Ka Wada Hadlaya!”..



Socdaal page

Danjiraha Yurub ee Soomaaliya oo aan adeegsan "Madaxweyne" ayaa sheegtey in ay Xasan & Deni diyaar u yihiin sii socoshad...
17/05/2026

Danjiraha Yurub ee Soomaaliya oo aan adeegsan "Madaxweyne" ayaa sheegtey in ay Xasan & Deni diyaar u yihiin sii socoshada wada-hadallo lagu gaadhayo wadar-oggol & dimuqraadiyad.



Socdaal page

Adress

Ludvika
77130

Aviseringar

Var den första att veta och lÄt oss skicka ett mail nÀr Socdaal page postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att anvÀndas för nÄgot annat ÀndamÄl, och du kan nÀr som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta AffÀren

Skicka ett meddelande till Socdaal page:

Dela