Xasuus Ujoog

Xasuus Ujoog SOO DHAWOOW WALAL WAAD KU MAHADSANTAHAY SIDA AAD NUGULA SOO BIRTAY

Sweden:Wax ka ogow caruurta la mamnuucay in lala dhoofo?Baarlamaanka dalkan Iswiidhan [ Riksdagen] ayaa go'aamiyey in ca...
06/05/2024

Sweden:Wax ka ogow caruurta la mamnuucay in lala dhoofo?

Baarlamaanka dalkan Iswiidhan [ Riksdagen] ayaa go'aamiyey in caruurta ka yar 18 sano, aan qaarkood lala dhoofi karin, dalkana laga saari karin.
Caruurtaan waa kuwa loo aqoonsado in safarka dibadu u horseedi karo khatar dheeraad ah.Safarka caruurta ku sifooba qoddobada hoos ku xusan ayaa la mamnuucay in lala dhoofo:

1.Ilmaha laga cabsi qabo in dibada dalka la geeyo ka dibna lasoo gudo [ Qodobkaan waxuu quseeyaa gabdhaha oo keliya]

2.Guur khasab ah: Caruurta looga cabsi qabo in loo qorsheeyo guur khasab ah oo aanay raali ka ahayn.

3.Caruurta loo kaxeeyo xeryaha dhaqancelinta ee ku yaal wadamada kale,taasoo halis ku ah horumarka iyo bedqabka ilmaha.

4.Haddii ay jirto halis ah in ilmuhu ku biiro ururada argagixisada.

Waxaa arrinkaan ka shaqeyn doona oo iska kaashan doona hay'aad kala duwan oo arrimaha caruurta ka shaqeeya.Balse waxaa dacwada/codsiga maxkamada u gudbin doonta hay'ada arrimaha bulshada.
Go'aankani waxuu dhaqangeli doonaa
1 juun 2024

Shirjaraa'id Reer Xaaji Saleebaan 👀
13/04/2024

Shirjaraa'id Reer Xaaji Saleebaan 👀

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso  Madasha Minbar initia...
23/12/2023

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso Madasha Minbar initiative oo shacabka Soomaaliyeed ay ku waydiinayaan su'aalo ku saabsan caqabadaha iyo hurumarka dowlad dhiska Soomaaliya.

Hadii aad daneynso in aad ka qeybqaadato, fadlan iska diiwaangeli xaggan: https://minbarspace.com/registration/

22/12/2023

Fadeexad Tii Ugu Weyneyd

Taliyaha Haya'Ada Nisa Mahad Kawaanle Ayaa Dhaqaalahii Haya'Ada Nisa U Isticmalya In Uu Siiyo Wiilal Yaryar Oo Qaaqle Yaal Ah Oo Ay Isku Reer Yahiin Si Ay Ucayaan
Madaxweyne Guuleystey Oo Degaankiisa Iyo Dadkiisa Hormar Gaarsiyeey

Mahad Kawaanlow Shirqoolkii Laas Gacamey Ee Aad Udhigtey Madaxweyne Ahmed Abdi Karie Qorqor Markii Uu Fashilmey Miyaad Hadana Bilowdey Inaad Dhaqaalahii Haya'Ada Nisa U Isticmaasho Cey

Iyadoo Aan Ognahey Inta Jeer Ee Aad Ka Shaqeysey Inaad Qabiilada Degan Aad Isku Dir Iyo Dagaal Dhexdooda Ka Abaabushey Oo Ay Ugu Danbeysey Dilalkii Aad Ka dhex Fulisey Gurceel iyo Xanaanbuure Iyo Dilaalkii Caasimada Galmudug Ee Dhuusamareb Loogu Geystye Culumadii Intaas Oo Dhacdo Ayuu Geystey Iyo Kuwo Kaloo Badan

Maamulka iyo Shacabkiisa Wey Kula Socdaan DhaqDhaqaaga

Hogaamiyaha Ruuxiga Ee Ma Hor Istaagi Kartid Guulahiisa Uu Gaarsiyeey

Galmudug Awards Ayaa Waxey U Aqoonsatey Hogaamiyaha Ugu Sameynta Badan    Iyo Geyiga Somalia 🇸🇴  In Uu Yahey  Madaxweyna...
22/12/2023

Galmudug Awards Ayaa Waxey U Aqoonsatey Hogaamiyaha Ugu Sameynta Badan Iyo Geyiga Somalia 🇸🇴 In Uu Yahey Madaxweynaha Ahmed Abdi Karie Qorqor

Hogaamiyaha Guuleystey Waxaa Lagu Yaqaan Bulshada Ayaa Goobkasta Iyo Gayi Kasta Tilmaansata

Madaxweyne Ahmed Abdi Karie Qorqor Waa Shaqsi Ubisil Siyaasada Somalia 🇸🇴 Waana Hogaamiye La Tijaabiyey

Markale Hogaami Madaxweyne Galmudug iyo Gayiga Somalia 🇸🇴

Madaxweyne Goorkasta Garabkaaga Nahey

🙏

Waxaa fashil ku soo dhamaaday shir ay xildhibaanada muqdisho ka yimid  la yeesheen madaxwaynaha Galmudug oo ay kala hada...
31/01/2023

Waxaa fashil ku soo dhamaaday shir ay xildhibaanada muqdisho ka yimid la yeesheen madaxwaynaha Galmudug oo ay kala hadalyeen sadex qodob oo kala ah:
1. Waydiinta qoondo baad lacageed ah oo uu si gooni ah u siiyo xildhibaanada.
2. Soo celinta Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Galmudug
3. Magacaabista Gudoomiyaha Hobyo.

Madaxwaynaha ayaa ka cudur daartay soo jeedinta xildhibaanada, asaga oo sheegay in uu ku mashquulsanyahay howlgalada xoreeynta khawaarijta.
Xildhibaanada ayaa u muuqda kuwa ku fashilmay dhamaan isku dayadooda.

Farriinta Ra’iisul Wasaare Xamse Barre ee xoreynta degmada qadiimiga ah ee Xarardheere
16/01/2023

Farriinta Ra’iisul Wasaare Xamse Barre ee xoreynta degmada qadiimiga ah ee Xarardheere

16/01/2023

Abwaan Dahir Ali Suudi Ayaa Maansadaan Tirirey Kadib Guushii Argagixisada Alshabab Looga Sarey Degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle

In shabaab la muquunshoo
loo midoobo dhamaanoo
Masruufkii laga goostoo
Maal wax siiya la waayoo
Maxkamadooda la diidoo
Macaamilkoodu dhamaado
Maydadkooda la iibsho
Madaxii faysaleeyoow
Xasan shiikh maxamuudoow

Wasiir dowlaha wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug Mudane Omar Mohamed Diiriye (Omar Gureye) Wasiir kuxigeenka W...
15/01/2023

Wasiir dowlaha wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug Mudane Omar Mohamed Diiriye (Omar Gureye) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maxamed Dhagacade, Gudoomiyaha Degmada Hobyo iyo Gudoomiye ku xigeenka dagmada xaradheere Cali Daahir Maxamed ayaa kulan la qaatay qeeyb kamida saraakiisha Hogaaminaysa Howl galada dib-u-xoraynta ee ka socda Koofurta Gobolka Mudug.

Jakatooorihii Galmudug dunida baray❤Galmudug oo rafaadsan dadkuna beel beel isku dilaaaan meelkastana isbaaro taaallo ay...
18/11/2022

Jakatooorihii Galmudug dunida baray❤

Galmudug oo rafaadsan dadkuna beel beel isku dilaaaan meelkastana isbaaro taaallo ayuu Allh SWT nabadoon Ahmed Abdi Kaarie noo soo diray

Muddo kooban ayay Galmudug noqotay meeesha ugu nabada iyo xasiloonida badan gudaha Somalia

Hadda Galmudug waxay kaalinta koobaaaad kaga jirtaa maamuladda ugu awoodda badan gayigeena

💪

11/11/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Ereteraya ayaa u kuur-galay xaaladdooda nololeed, waxuuna uga warbixiyay xaaladda dalka iyo guulaha dhammeystirka u baahan ee ay soo hooyeen ciidanka Xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Adress

Kolbottenvägen 7b
Ludvika
77152

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Xasuus Ujoog postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Xasuus Ujoog:

Dela

Typ