Rako TV

Rako TV Rako TV is first digital Somali+Swedish TV in Scandinavium focus on giving information about Somali.

06/07/2026

𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐔𝐬𝐮𝐮𝐥𝐢 oo jeediyay muxaadaro qiiro leh oo qalbiga taabanaysa magaalada Malmö ee dalka Sweden.

Muxaadaradan qiimaha badan waxaa ka soo qayb galay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Malmö iyo nawaaxigeeda, iyadoo dad badan ay sidoo kale ka yimaadeen Copenhagen, Denmark, si ay uga faa'iidaystaan dardaaranka iyo waanada qiimaha leh ee 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐔𝐬𝐮𝐮𝐥𝐢.

02/07/2026

Xafladda Soo dhaweyn ah Halgamaa Abukar Awale Qaad-diid iyo Buugiisii "Wiilkii Quusan waayey" Sweden Malmo 2026.

04/05/2026
🌍 𝐓𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐥𝐦ö – 𝐒𝐰𝐞𝐝𝐞𝐧 🇸🇪🇸🇴Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Malmö waxay si weyn u muujinayaa...
04/05/2026

🌍 𝐓𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐥𝐦ö – 𝐒𝐰𝐞𝐝𝐞𝐧 🇸🇪🇸🇴

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Malmö waxay si weyn u muujinayaan taageeradooda iyo garab istaaggooda musharaxadda:

✨ 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗦𝗛. 𝗛𝘂𝘀𝘀𝗲𝗶𝗻

Bulshada Soomaaliyeed ee Sweden, gaar ahaan Malmö oo ka mid ah magaalooyinka ay Soomaalidu si weyn ugu nool yihiin, waxay aaminsan yihiin in musharaxaddu ay tahay hoggaamiye leh:

✔️ 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶 𝗳𝗼𝗴
✔️ 𝗛𝘂𝗳𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗰𝗮𝗱𝗻𝗶𝗺𝗼
✔️ 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗷𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮

🗳️ Dooro: KURSIGA HOPE #90

📢 Fariinta Jaaliyadda:
“Waxaan ku garab taaganahay musharaxad matali karta codka shacabka, kana shaqayn karta horumar dhab ah oo dalka Soomaaliyeed gaarsiiya mustaqbal wanaagsan.”

💙 Hogaanka wanaagsan waa hormarka bulshada

👉 La wadaag, taageer, oo codkaaga dhiibo!

Adress

Malmö
21365

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Rako TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela