sumi media

sumi media somaliland ♥️

“Shacabka Somaliland waxan ka codsanayaa inay noogu duceeyaan Xilka culus ee naloo doortay,Xilkuna waa fidno maaha wax W...
19/12/2024

“Shacabka Somaliland waxan ka codsanayaa inay noogu duceeyaan Xilka culus ee naloo doortay,Xilkuna waa fidno maaha wax Wanagsan…” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
😂😂😂 Charlie riwaydbuu ku jiraa

18/12/2024

WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa-18-12-2024() Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland waxay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, jabkii ay gaadhsiiyeen kooxaha huwanta ah ee shalay gelinkii danbe weerarka ku soo qaaday fadhiisamada Ciidanka Qaranka ee bariga Magaalada Ceerigaabo.

Wasaaraddu waxay si wayn u boogaadinaysaa Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo markasta u taagan difaaca Qarannimada iyo xaqiijinta Amniga guud ee dalka, Ciidamada Qaranku waa naftood hurayaal waxayna shalay Qaranka u soo hooyeen guul wayn, waxayna cadawga tuseen in cidkasta oo u soo haqal taagta waxyeelaynta Qarannimada jamhuuriyadda Somaliland in ay la kulmayaan tallaabo aanay mahadin.

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxay u taagan tahay oo astaan u ah nabad, horuumar, Dumuqraadiyada iyo himilooyinka lagu xaqiinayo halka Qarankani higsanayo, balse Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland marnaba gorgortan ka gelimayso waxkasta oo taabanaya ama waxyeelaynaya Qarannimada, wada jirka Bulshada iyo amniga guud ee Dalka.

Cabdillaahi Axmed Caarshe
Agaasimaha Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadeynaha ee Wasaaradda Amniga Gudaha JSL.

14/12/2024

Waxaa la yidhi ninkii mesha noohoyinka watayba xirsi gaab buuu ahaa , ninkii kale inuu gadhiga soo fuula la modayay lakiin waabu kunoqday hurdadiii

06/12/2024

Jabhada geeel iyo adhi haloo geeyo , dooxa hargeisa ayay joogaane

05/12/2024

Waxaan maqlay wuu ka muquurtay , xafaldii.
Mise manipulation buu inagu sameynaya , wuu inoo beenguurayaa 😂Ala fulaysanaa inuu toon u baxsadan ka baqyaa

25/05/2024

Dhibtada daroogada iyo hoyooyinka qurbojogta somalida ee maraykanka

25/05/2024

Dhibatada daroogada iyo qurbo joogta somalida ee America

Adress

Malmö

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när sumi media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela