Mohamed Jubba

Mohamed Jubba Halkan waxaad ka heli kartaa warar sugan waqti kasta iyo goob waliba.

Midabka calanka ayey dadka siyaabo kala duwan u isticmaalaan Waa kee midabka saxda ah aad adiga isticmaasho?
29/05/2024

Midabka calanka ayey dadka siyaabo kala duwan u isticmaalaan
Waa kee midabka saxda ah aad adiga isticmaasho?

Hadaad reer muqdisho tahay  wadadaan magaceeda iyo dagmada ay ka tiraan tahay  Sheeg
29/05/2024

Hadaad reer muqdisho tahay wadadaan magaceeda iyo dagmada ay ka tiraan tahay
Sheeg

Garsooraha Ciyaarta Jarar iyo Faafan  ee ka socota magalada jigjiga dhexdhexaadinaya ayaa ciyaarta hakiyay si salaadda C...
29/05/2024

Garsooraha Ciyaarta Jarar iyo Faafan ee ka socota magalada jigjiga dhexdhexaadinaya ayaa ciyaarta hakiyay si salaadda Casar loo tukado.

Waa xasuusin fiican.Waa kulankii u horeeyay ee siddaasi la sameeyo sannadkan.

Kawaran hadey qisadaan kugu dhici laheyd 3 caruur ah oo aad is laheyd adigaa dhalay hadii lagu dhaho nin kale ayaa dhala...
28/05/2024

Kawaran hadey qisadaan kugu dhici laheyd 3 caruur ah oo aad is laheyd adigaa dhalay hadii lagu dhaho nin kale ayaa dhalay!!!
3 caruur ah oo uu umalaynayey in ay xaaskiisu udhashay ayaa DNA gu Muujiyey in uusan isagu dhalin, Waa qiso naxdin leh oo ku dhacday ciyaaryahanka reer Nigeria Kayode Olaernwaju, arrintaas oo aad ugu faaftay baraha bulshada ayaa waxaa la sheegayaa in ciyaaryahanka ay dhacdadani ku reebi karto niyad jab sababi karta in noloshiisu khatar gasho.

Subxaanalah 😭😭Magaalada Wajeer Wiil dhalinyaro ah oo soomaali ah ayaa baangad ku dilay Hooyadiis, Dhacdadaan Argagaxa le...
28/05/2024

Subxaanalah 😭😭
Magaalada Wajeer Wiil dhalinyaro ah oo soomaali ah ayaa baangad ku dilay Hooyadiis, Dhacdadaan Argagaxa leh ayaa ka dhacday xaafada Ali Macow ee Magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya, Wali Faahfaahin k**a soo Bixin sababta uu udilay, Hooyadiis dhashay ayey ahayd.

Sannadihii ugu danbeeyey waxaa deegaanada soomalida kusoo badanayey dilalka arxan darada kana baxsan Islaanimada, Soomaalinimada iyo Banii'aadantinimada.

Waxaan  xalay Airport ka Addisababa ku sagootiyey aabahey oo ku wajahan wadanka Saudi Arabia si uu uso guto acmaasha xaj...
28/05/2024

Waxaan xalay Airport ka Addisababa ku sagootiyey aabahey oo ku wajahan wadanka Saudi Arabia si uu uso guto acmaasha xajka ah
Waxan alle uga baryaaya inu ka aqabalo acmaasha isagoo nabad qabana dib inoogu so laabto I.a
Asxaabta igu so duceeya aabe

28/05/2024

Alle sw ku Xamdi hadii aad so kacday adiga oo caafimaad qaba
Alxamdulillah so qor

Ciyaarayankii xulka Galmudug Diini M Farax ayaa ku dhawaaqay inuu Kubadda Cagta ka fariisanayo sanadkaan.
27/05/2024

Ciyaarayankii xulka Galmudug Diini M Farax ayaa ku dhawaaqay inuu Kubadda Cagta ka fariisanayo sanadkaan.

Cadnaan " Skin care-ku noloshuu kamid yahay hada, Rag badan ayaa ka xishooda inag isticmaal kareenada kala duwan, Ma og ...
27/05/2024

Cadnaan " Skin care-ku noloshuu kamid yahay hada, Rag badan ayaa ka xishooda inag isticmaal kareenada kala duwan, Ma og tahay in awoowe yaasheen xitaa isticmaali jireen QASIL iyo wax lamida si ay jidhkooda u nuuriyaan, Rag badan oo dalkii joogo nadaafad xumo xitaa maqaaxiyaha lama fadhiisan kartid, Hotels Soomaaliya xitaa qaarkood iyaga nadaafad xumada ugu wacan, fadlan Jidhkiina ka war haya oo isticmaala Skin Care Rotien"

Adiga sidee u aragtaa skin care iney raga marsadaan

27/05/2024

Short film 🎥 qosol ah igula nasta 😂

Xasaasi oo sheegay in Shalay geeri ku dhacdayXasaasi oo shalay galab u ciyaarayey xulka gobolka jarar ayaa sheegay in sh...
27/05/2024

Xasaasi oo sheegay in Shalay geeri ku dhacday
Xasaasi oo shalay galab u ciyaarayey xulka gobolka jarar ayaa sheegay in shalay labo wiil ay walaalo yihiin bada ku geeriyoodeen 😭
Alle ha u naxariisto marxuumiinta

Hanad Abdirahman oo loo garan ogyahay waan gariiray Ayaa laso taagay maxk**ada gobolka banaadir Isagoo lagu eedeeyey inu...
26/05/2024

Hanad Abdirahman oo loo garan ogyahay waan gariiray
Ayaa laso taagay maxk**ada gobolka banaadir
Isagoo lagu eedeeyey inuu baraha bulshada ku faafinayey dhaqan xumo

Adress

Norra Grängesbergsgatan 5
Malmö
21444

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Mohamed Jubba postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela