Bulshaale Media

Bulshaale Media Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Bulshaale Media, Malmö.

BUlSHAALE MEDIA ,Kala soco wararka ka dhacaya caalamka wakhti Kasta, kuwa ka dhacaya gayiga Somalidu degto, warbixinno, waraysiyo barmaamijyo xiisleh oo kaa qosliya, Tabinteenu waa Dhacdokasta,(hadi Anad nala socon nagu soo biir Follow,Like Share Shugram)

Wasiirka Hawlaha guud ee somaliland, Badhasaabka Gobolka Saraar Duqa degamda Caynaba, iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha ...
31/07/2025

Wasiirka Hawlaha guud ee somaliland, Badhasaabka Gobolka Saraar Duqa degamda Caynaba, iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha wasaaradda hawlaha guud ayaa kulmay manta.

 : Cuqaasha Beelaha Cumar Jibriil Ayaa Ku Dhawaaqay isla markaana cayimay Muddadii  La isugu iman lahaa Shirwayne lagu X...
31/07/2025

: Cuqaasha Beelaha Cumar Jibriil Ayaa Ku Dhawaaqay isla markaana cayimay Muddadii La isugu iman lahaa Shirwayne lagu Xulayo Suldaankii Bedeli lahaa Alle Ha unaxariiste suldaan Cabdiraxmaan Qodax Jaamac sidoo kale Madax dhaqameedka ayaa soo bandhigay Xeerarkii uyaalay Beelaha Cumar jibriil Dhanka Sandalada.

31/07/2025

Musharax Xamse oo Cawed Abdi u sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Sool, ayaa soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed.

30/07/2025

"Barigii Baa'baye, waddo xumo ayaa dishay, markaad burco galbeed iga kacdo 10ka subaxnimo Hargaysa, waad jogtaa barigiinaaa..,, Qaylo_dhan kaso yeedhaysa, Bulshada Gobolada bari somaliland.

MAXAY KULLA TAHAY.

“Madaxwaynaha Hal saac loogu dari maayo wakhtiga la doortay" Wasiirka warfaafinta somalilandMAXAY KULLA TAHAY ADIGA.?
30/07/2025

“Madaxwaynaha Hal saac loogu dari maayo wakhtiga la doortay" Wasiirka warfaafinta somaliland

MAXAY KULLA TAHAY ADIGA.?

 : Kuwani waa sawirro inago timid Gobolka Awdal oo ay Abaaruhu dhibaateeyeen.
30/07/2025

: Kuwani waa sawirro inago timid Gobolka Awdal oo ay Abaaruhu dhibaateeyeen.

"Saraakiisha Laascaanood inagaga xidhan gobonimay ku nool yihiin gobonimana way ku soo baxayan ee taas ku bushaaraysta."...
29/07/2025

"Saraakiisha Laascaanood inagaga xidhan gobonimay ku nool yihiin gobonimana way ku soo baxayan ee taas ku bushaaraysta." Muniir Axmed Cigaal Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland.

MAXAY KULLA TAHAY.?

Rabshadihii dhawaan ka dhacay degmada Sheekh ayaa laso gabagabeeyey, sida ay sheegen Odayaal iyo maamulka Gobolka Togdhe...
29/07/2025

Rabshadihii dhawaan ka dhacay degmada Sheekh ayaa laso gabagabeeyey, sida ay sheegen Odayaal iyo maamulka Gobolka Togdheer oo warbaahinta ka hadlay.

Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa sheegay inay gole ahaa...
29/07/2025

Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa sheegay inay gole ahaan lacag fiican kaga qaybgeli doonaan gurmadka abaaraha ka jira degaannda dalka.

“ Xildhibaanadu way shirayaan oo lacag fiican oo ay nushaharkooda ka jareen ayay dadka abaaruhu halakeeyeen ugu deeqayaan" ayuu yidhi Guddoomiye Cali Xaamud Jibriil.

Magaalada Berbera Waxa  caawa ka da'ay roob lagu qabowsaday..
28/07/2025

Magaalada Berbera Waxa caawa ka da'ay roob lagu qabowsaday..

 : Dhacdo Naxdin Leh Dab qabsaday Habeenimadii  xalay, qoys degan tuulad  dhabarmamac Ee Degmada Ceelafweyn Waxaana Dabk...
28/07/2025

: Dhacdo Naxdin Leh
Dab qabsaday Habeenimadii xalay, qoys degan tuulad dhabarmamac Ee Degmada Ceelafweyn Waxaana Dabkaasi Waxyeelo Wayn Gaadhsiiyey Xoolihii U xeraysnaa Qoyskaasi Halkaas Na Ay Ku shuf Beeleen

28/07/2025

Masuuliyiin ka socday Wasaarada Qorshaynta somaliland oo Caynaba tagay.

Adress

Malmö

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Bulshaale Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Bulshaale Media:

Dela