Bulshaale Media

Bulshaale Media https://www.youtube.com/(is former freelance journalist , CBATV and Saabtv, founder Bulshaale Media

Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa bari iyo galbeedba dalka dib iskugu soo celisay laba ka mid ah shakhsiyaad...
18/07/2026

Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa bari iyo galbeedba dalka dib iskugu soo celisay laba ka mid ah shakhsiyaadkii gobollada Sool iyo Awdal ee sida adag uga soo horjeeday qaddiyadda Somaliland oo Kala Ahaa Suldaan Wabar iyo Fihiima Quuje ayaa dib ugu soo laabtay dalka

Maxay Kula Tahay Adiga?

Xildhiban loo dhaariyay kursigii uu 22-sanno ka hor ka kacay ee Guurtida.Gudomiyaha Maxkamada dastuuriga ah ayaa dhaariy...
18/07/2026

Xildhiban loo dhaariyay kursigii uu 22-sanno ka hor ka kacay ee Guurtida.

Gudomiyaha Maxkamada dastuuriga ah ayaa dhaariyay Xildhibaan Maxamed Diiriye Faarax oo buuxin doona kursigii Golaha Guurtida Somaliland ee uu baneeyey Guddoomiyihii h**e ee Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan.

18/07/2026

Gudoomiyaha baarlamka Somaliland.

 : Shaqo ka tegis & tanaasulay Aragtidi Somaliwayne.FIHIMA YUSUF QUJE
17/07/2026

: Shaqo ka tegis & tanaasulay Aragtidi Somaliwayne.

FIHIMA YUSUF QUJE

 :Warar hordhoc ah oo so gaadhaya Bulshaale Media, ayaa sheegaya in FIHIMA YUSUF QUJE ay Somaliland kuso laabanayso, iya...
17/07/2026

:Warar hordhoc ah oo so gaadhaya Bulshaale Media, ayaa sheegaya in FIHIMA YUSUF QUJE ay Somaliland kuso laabanayso, iyagoo ka tanasushay Aragtidi h**e ee maamulkii laasconod.

Weriye Maxamed Yuusuf Bakayle ayaa sheegay inuu waraysi uu la yeeshay ay sidaasi ugu xaqiijisay.

17/07/2026

Ex wasir h**e saleban warsame Guleed, kana mid ahaa wasiradii ugu tunka waynaa xiligii xukuumadi h**e madaxwayne h**e. Bixii oo qayb Wayne ka aha kiis beeshisa 24'sano ku dhex maqnaa ayuu shalay isaga beeshisu ku wareejiyey beeshii kiiskani mudda ku lahayd ee beesha biciide Reer Iidle

Wasir h**e saleban, wuxu ahaa wasiradi ay Aadka iskugu dhawaayeen madaxwayne h**e muse biixi Isaga wasiirkii h**e dastuurka Marna ahaa wasiirki diinta iyo Awqaafta Somaliland Maxamed xaji Aden cilmi,

Waxay aheen 2 wasiirka oo Gobolka saraar kaso jeeda.

Xildhibaan mustafe khayreeye oo maanta Beesha uu ka soo jeedaa wareejisey kiis lagu lahaa 24Sano.Waana xildhibaan bulsha...
16/07/2026

Xildhibaan mustafe khayreeye oo maanta Beesha uu ka soo jeedaa wareejisey kiis lagu lahaa 24Sano.

Waana xildhibaan bulshadii dooratay ay ka mahad sheegteen, wax qabadna ku celiyey degaanadisa iyo bulshadii codka siisay.

16/07/2026

Beesha Cali Maxamed ee Beesha Reer Yoonis ayaa si rasmi ah u wareejisay mag dhan 100 halaad iyo $40,000, beesha Reer biidle ee biciide Gaabtani kiiska lagu kale wareejiyey waa magaalada (Dhudhub-dhiilo) ee Gobolka Saraar.

Wareejinta magta ayaa ku soo dhammaatay jawi nabad iyo is-afgarad, iyadoo odayaasha, waxgaradka iyo bulshada labada beelood ay adkeeyeen muhiimadda nabadda, wadajirka iyo xallinta khilaafaadka iyadoo la raacayo dhaqanka suuban.

“ Anigu madaxweynaha waan aqaanaa, Haduu farta taago wuxuu u jeedo waan aqaanaa, haduu luqunta gaabiyo wuxuu u jeedo waa...
16/07/2026

“ Anigu madaxweynaha waan aqaanaa, Haduu farta taago wuxuu u jeedo waan aqaanaa, haduu luqunta gaabiyo wuxuu u jeedo waan aqaanaa, haduu gacmaha laabto wuxuu u jeedana waan aqaanaa” Siyaasi Mukhtaar Yuusuf Axmed ( Mingiste)

Lacag Ma Rabaan 💵Qaarkood waa maalqabeen Waxayna  Buuraha Iy Banaanada  u marayan ilahay Dartii Iyo baraarujinta walaala...
16/07/2026

Lacag Ma Rabaan 💵Qaarkood waa maalqabeen Waxayna Buuraha Iy Banaanada u marayan ilahay Dartii Iyo baraarujinta walaalahood" wali mala Baxday ?

Jameeca tabliiq Dad la mahadiyay❤🙏

Adress

Malmö

Telefon

+252637044686

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Bulshaale Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Bulshaale Media:

Genvägar

Dela