
26/11/2023
-----------LIFE SAVING SKILLS TRAINING------------------
-----EMERGENCY MANAGEMENT OF BLEEDING----
=======================================
Haddii aad tahay shaqaale caafimad oo aad xiiseyneyso inaad kor uqaadid xirfadahaaga, waxaan kaa caawin doonaabsi bilaash ah inaad yeelato xirfado caafimaad aad ku shaqeysan karto. ka soo qeyb gal seminarkan aan ku qaban doono Somali Medical Training Center.
: Kaliya 30 qof ayaa loogu talo galay ee ka faa'iideysi wanaagsan.
: Arbaco, 29, November 2023.
: 2:00pm - 4:00pm.
: SMTC, KPP, Mogadishu.