Waaya-arag

Waaya-arag Kusoo dhawaaw hoyga Ciyaaraha kubada cagta Welcome to **Waaya-arag** – the ultimate community for all Manchester United supporters!
(4)

This is *your* space to celebrate the rich history, iconic moments, and future dreams of our beloved Red Devils. From thrilling matchdays and unforgettable goals to team news, transfer updates, and fan discussions – we’ve got it all. Whether you’ve cheered for Manchester United since the days of Sir Alex Ferguson or are a newer fan joining the journey, here at **United We Stand Fans**, we stand to

gether. This is more than a page – it’s a family united by passion, pride, and love for the club that brings us together: **Manchester United.**

Join the conversation, share your thoughts, and connect with fellow fans from around the globe.

🔴 **Glory, Glory Manchester United!** 🔴

Let’s stand united. Always.


**
**
**
**
**
**
**
**
**
*

UEFA waxay qorshaynaysaa inay dalka Israel ka mamnuucdo dhammaan tartamada Yurub sida ugu dhaqsaha badan Talaadada! Isra...
29/09/2025

UEFA waxay qorshaynaysaa inay dalka Israel ka mamnuucdo dhammaan tartamada Yurub sida ugu dhaqsaha badan Talaadada!

Israel waxay samaynayaan wax kasta oo suurtagal ah si ay uga hortagaan in arrintan cod loo qaado Sebtembar 23-keeda, sababtoo ah aqlabiyadda waddamada Yurub ayaa u codayn doonta inay taageeraan ka-joojinta.

Haddii cod-qaadistu dhacdo, xulka qaranka Israel ayaa laga saari doonaa isreebreebka Koobka Adduunka 2026, waxaana Maccabi Tel Aviv laga saari doonaa tartanka Europa League. Hawlgalka ciidanka Israel ee Marinka Gaza ayaa hadda socda muddo 716 maalmood ah.
Fiiro Gaar Ah: Erayada muhiimka ah:

Ma’umaleyneysaa in laga reebi doono Isra’il Koobka aduunka?
Ogow Donald Trump oo dalkiisa lagu qabanayo koobka aduunka ayaa balan qaadatay ineysan FIFA ka digtoonaato in ay Isra’il ay ka reebaan Koobka aduunka.

Maxay kula tahay? 👇👇👇

🎉 I earned the emerging talent badge this week, recognising me for creating engaging content that sparks an interest amo...
29/09/2025

🎉 I earned the emerging talent badge this week, recognising me for creating engaging content that sparks an interest among my fans!

Vs Brentford
27/09/2025

Vs Brentford

Waxay u muuqataa in markii ugu horreysay aanu goob joog ka noqon doono saddexleyda riyada ee weerarka cusub kulanka Bren...
25/09/2025

Waxay u muuqataa in markii ugu horreysay aanu goob joog ka noqon doono saddexleyda riyada ee weerarka cusub kulanka Brentford. 💪

Balon d’oro waa macnabeelay!
25/09/2025

Balon d’oro waa macnabeelay!

23/09/2025
Dulligaan gooshii uu Barcelona ka dhaliyay uu kaga reebay iney Final Champions league tagaan ayaa sabab u ah in xalay La...
23/09/2025

Dulligaan gooshii uu Barcelona ka dhaliyay uu kaga reebay iney Final Champions league tagaan ayaa sabab u ah in xalay Lamane Yamal iyo Raphinha ay qaadi waayaan Balon d’oro.
Ousman Dembele oo horyaalka qaahinka joogo uu qaado Balon d’oro.

Asxaabey maanta bal aan usoo kala codeyno qiimeyntana haku ekaato horyaalka hada socda 2025/26Abdiresak HaredAhmed H Nah...
22/09/2025

Asxaabey maanta bal aan usoo kala codeyno qiimeyntana haku ekaato horyaalka hada socda 2025/26
Abdiresak HaredAhmed H NaharOday Jabay JabkiisShii CaliMO F HassanCawil Nuur MaganLiban Ali Nur

Wirtz vs Eze
Ektike vs Gyökers
Isak vs Saka
Salah vs Maduake
Neto vs Cunha
Pedro vs Sesko
Delap vs Mpeumo
Palmer vs Amad

Kulanka Man City Gyokeres:0 gool0 caawin0 kubad oo la tuuray0 kubad oo la tuuray oo ku socota goolka1632 oo tima hagaaji...
22/09/2025

Kulanka Man City Gyokeres:
0 gool
0 caawin
0 kubad oo la tuuray
0 kubad oo la tuuray oo ku socota goolka
1632 oo tima hagaajis ah

Martinelli on fire 🔥
21/09/2025

Martinelli on fire 🔥

Mission computed.Hal guul, iyo guuldaro….Maxaa xigi doono…..
20/09/2025

Mission computed.
Hal guul, iyo guuldaro….
Maxaa xigi doono…..

Made in UAE Roosahaan, Emaaraadka maa lagusoo sameeyay?
18/09/2025

Made in UAE
Roosahaan, Emaaraadka maa lagusoo sameeyay?

Adress

Nyköping
61135

Telefon

+46704169962

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Waaya-arag postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Waaya-arag:

Dela