22/12/2025
SHARE fadlan
Isbeddello muhiim ah oo lagu sameynayo sharciyada socdaalka, deggenaanshaha iyo jinsiyadda Sweden ayaa la filayaa inay dhaqan galaan sanadka 2026, kuwaas oo saameyn weyn ku yeelan doona ajaanibta ku nool dalka. Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay wargeyska af-Ingiriisiga ku baxa ee The Local, isb...