Safari Tv

Safari Tv nggyxshdu

02/01/2026
04/06/2023

Barasaabka Ismaamulka Wajeer Ahmed Abdullahi oo shacabka Wajeer usheegay faidada ay ka daxleen awood daadejinta dawladda ee dastuurka cusub (2010)

01/06/2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Anna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daahfuray isticaamlka Buundada cusub ee waddada Buula Xuubeey ee Degmada Wadajir.

01/06/2023

Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maanta bilowday Imtixaan wareysi ah oo laga qaadayo Maamulayaasha xarumaha tababarada gobolka Banaadir.
Agaasimaha Guddiga qaadashada Macallimiinta Xasan Maxamed Cali ayaa ka warbixiyay.

01/06/2023

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka ee Golaha Wadatashiga Qaranka.

30/05/2023

Tigania West Lawmaker Dr.John Mutunga surprised Kenyans after failing to substantiate the implementation & the prudent use of the housing levy,which Kenyans from all walks of life are sceptical about_

29/05/2023

Wajir South MP Mohamed Adow: "Actually I'm surprised we are talking about secession here in Kenya because for there to be secession there has to be definite geographical borders_ "

22/05/2023

Wasiir Maxamed Barre " Golaha Dhallinyarada Qaranka waxa uu ku imaan donaa Doorasho,waana ka gudubnay magacaabis."

22/05/2023

CIIDANKII KA DAMBEEYAY WEERARKII ISGOYSKA SIINAY OO LA XUKUMAY

22/05/2023

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta ayaa Magaalada Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo diyaarinta istiraatiijiyadda Qaranka ee Warbaahinta dalka.

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Safari Tv postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela