Abdirashid tutorial

Abdirashid tutorial Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Abdirashid tutorial, Byrå för sociala medier, Stockholm.

07/07/2023

🥹🥹

06/07/2023

SHEEKO JACAYL
(MAR KALE HA IGA FOGAAN🥺)

Part 1

Maanta waa maalin cusub mama muna maanta waxa ay dhashy wiil iyo gabar oo mataano ah
Wiilka waxa ay ubixisay Cimraan intantana waxa ay ubixisay Caaliya, Mama Muna ayaa aad ugu faraxsaned caruurteyda halka uu aabo
Majad uu ka murugsanaay waxa dhici doono mustaqbalka dhow, Mama Muna ayaa dareentay murugada aabo Mahad wexeena ku tiri xaaji maxaa ku helay caruurteena dhalashadooda kuma faraxsanid miyaa iisheeg Mahad ayaa yiri waan ku faraxsanahay balse arin ayaa jirta Muna waad ogtahay in aan baryahaan raadinaya Shaqo shaqdeyda horeyna in laga soo saaray waad ogtahay soo Maha

Mama Muna ayaa tiri Haa waan la socodaa balse maxaad ula jeedaa hadalkaas
Aabo Mahad ayaa yiri Muna Waxaba haka walwalin caruurteyda uma ogolaanayo in ay ku noolaadaan nolol silac ah waa igu balan
Mama Muna ayaa tiri haye ma xumo kaalay bal caruurtaada qabo murugada inaga daayee
Aabo Mahad ayaa eegaya caruurtiisa asiga oo aad ufarxsan wuxuuna bilaaway in uu dhunkado Oo iheeso si ay u aamusaan

Xaalada dhaqaale Ee familkaan aad ayee uhooseesaa waayo aabo mahad shaqdiisa waa uu waaye, aabo Mahad adeeradiisa iyo abtiyaashiisa waa dad wax heestaan balse ma doonayaan in ay hal shilin ku bixiyaan qoyska aabo Mahad waayo aabo Mahad waxa uu xoog ku guursaday Muna oo ah islaan ay kala qabiil qoyska aabo Mahad waxa ay daneen jireen qabiil iyo wax aan loo joogin wexeena doonaayeen in ay Mahad uguuriyaan inan ay isku qabiil yihiin balse aabo Mahad muusan ka ogolaan midaas oo waxa uu doortay Muna
Sidaas darteeda familka aabo Mahad waxa ay usheegeen aabo Mahad in ay ka calool goosan doonaan sidoo kale waxa ay uraaciyeen naga soo qaad in aanan ahayn familkaaga

Aabo Mahad hooyadii iyo aabihii asiga oo yar ayee dhinteen qaraabadiisa ayaa soo barbaariyeen, aabo Mahad waxa uu dareemay niyad jab balse waxa uu ku adkeestay goaankiisa waxa uuna guursaday Muna
Mama Muna iyadana waxa ay ka dhalatay qoys Dan yar oo aan u awoodin Muna waxa caawimaad ah, aabo Mahad marka uu guursaday Muna waxa uu iskaga soo tagay magaalada oo dhani wuxuna degay magaalo kale balse qoyskiisa muusan hilmaamin sand walba wuu booqan jiray si ay raali uga noqdaan balse iyaga mar waliba wexee ku xujeyn jireen iska soo fur Muna Kadib guurso inan aad isku qabiil tihiin markaas ayaan raali kaa noqoneyna

Aabo Mahad muusan ogolaan jirin sharadkaas wuxuuna usoo laaban jiray xaaskiisa asiga oo rajada Beeley balse Mama Muna mar walba niyada ayee udhisi jirtay wexeena usheegi jirtay in ay waxa waliba hagaagi doonana l.a
Aabo Mahad iyo Mama Muna ayaa ku noolaayeen guri yar aabo Mahad na waxa uu Ka shaqeyn jiray Shaqo qar dhaqadaas oo ka dabarta lacagaha hoyga ay ku noolyihiin iyo cunada ay cunayaan xitaa meysan awoodin in ay iibsadaan maryo cusub balse Mama Muna meesan kala jeceleen oo waxa ay ahayd Mid usabarta nolosha Adag Mama Muna marka ay gaadhay bisha 9aad aabo Mahad ayaa waayey shaqadiisa wuxuna aad uga walwalsanaay Meesha uu ka keeni lahaay lacagaha hospital ka Mama Muna

Balse nasiib wanaag xiligaa waxaa jiray hospitaal si free ah uqaabilo hooyooyinka uurka leh, Mama Muna ayaa ku dhashay hospitaal kaas aabo Mahad wuxuu ahaay Mid la kufa lana kaca si uu uheli lahaay Shaqo cusub waliba dhalashada Cimraan iyo Caaliya Kadib waayo guriga labo cunug ayaa ku soo biirtay Mama Muna waa umul waxa ayna ubaahantahay waxyaabo fara badan oo waliba dhiigeeda soo celinaya, Mama Muna waxa ay daris la Ahad dad aad uwanaagsan waxa ayna la socdeen xaalada Mama Muna wexeena goaansaden in ay u aruuriyaan lacago yar si ay iskugu sii dabaraan qoyskaan inta uu aabo Mahad ka heli doono shaqo cusub, sidii ayeena sameeyeen Mama Muna ayaa aad ugu Mahad celisay wexeena usheegtay in aysan abaalkooda ilaawi doonin inta ay nooshahay

Aabo Mahad meel walba waa uu galay si walbana waa sameeyey balse wax shaqo ah muusan helin wuxuuna goaansaday in uu ku laabto adeeradiisa si ay ucaawiyaan

Lasoco part 2

Fadlan hadda aragtid like 👍 Iyo love ❤️ isaar 😢

Laabtaada markii aanku seexdo waxaan dareemaa xasilooni Iyo naxariis aan waligey dareemin💑❤️‍🩹💕👌
06/07/2023

Laabtaada markii aanku seexdo waxaan dareemaa xasilooni
Iyo naxariis aan waligey dareemin💑❤️‍🩹
💕👌

05/07/2023

Jah Marka heesto qof naxriis bdn🤤🔥

05/07/2023

Hadii aad dhinaceyga joogi lahed hda wxaan kuu hadiyen laha habsiin 🫂
oo kaa dhigeysa inaad kala saari weysoh garaca wadnaheyga io garaca wadnahaaga 😫🫂🫀🥹🥹🥹

Adress

Stockholm

Telefon

+46729020902

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Abdirashid tutorial postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Abdirashid tutorial:

Dela