10/07/2026
: || Saaka waxaa jira warar sheegaya in rasaas xooggan laga maqlayo deegaanka burkumaris u dhexeeya Laac-dheer iyo Carmale ee gobolka Sanaag, waxaana la sheegay in xaaladdu kacsan tahay.
ilaa hadda lama hayo war rasmi ah oo si cad u sheegaya khasaaraha ka dhashay, isla markaana lama xaqiijin cidda isku rasaaseynaysa.