Haji Xaabsade media

Haji Xaabsade media ♥️

Madaxweynaha Jabuuti ayaa Cabdulqaadir Xuseen Cumar u magacaabay Wasiirka Arrimaha-dibedda dalkaasi, isaga oo beddelaya ...
01/04/2025

Madaxweynaha Jabuuti ayaa Cabdulqaadir Xuseen Cumar u magacaabay Wasiirka Arrimaha-dibedda dalkaasi, isaga oo beddelaya Maxamuud Cali oo noqday Guddoomiyaha Midowga Afrika.

Cabdulqaadir waa danjirihii h**e ee Jabuuti ee Kuweyd iyo bare-sare oo waxbarasho.

01/04/2025

Bal dhacdooyinkaan u fiirso:

- 𝟐𝟎𝟏𝟖: Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diiday heshiis Somaliland la gashay UAE oo ahaa in dekedda la dhiso, lana horumariyo si ay caalamka ula tartanto.

Doodda xilligaas ee Dowladda Federaalka waxay ahayd "UAE waa cadaw, iyo dalka ayay kala goynayaan".

Ka dibna isla Dowladdii Federaalka ayaa heshiis militari la gashay UAE. Waxaana Imaaraadka la siiyay saldhigga militari ee Muqdisho ee General Gordon.

- 𝟐𝟎𝟐𝟒: Somaliland ayaa heshiis la gashay Itoobiya. Baarlamaankii Soomaaliya ayaa deg deg qaraar u soo saaray. Waa la cambaareeyay, waxaa loo hanjabay dadka waqooyiga oo dhan, waxaa la aflagaadeeyay reer Koonfur Galbeed, waxaa lagu baaqay dagaal iyo neceyb. Sidii in adduunyada gaddoontay ayaa nalooga dhigay.

Sannadkii oo aan dhammaan waa kii XASAN SHEEKH la heshiiyay Itoobiya, oo ay xitaa is dhunkadeen! Ka dibna walaal ABIY ayaaba XAMAR lagu dalxiisiiyay! Eesh calaa walaal‼️

𝟐𝟎𝟐𝟓: Ameerikaan ayaa sheegay inuu daneynaayo dekedda Berbera iyo saldhig militari oo uu ka helo Somaliland. Ameerikaanka wuxuu kaloo daneynayaa Boosaaso. XASAN oo Geelle-ha Jabuuti dullaal ka yahay ayaa si dhakhso leh warqad ugu dirsaday Trump.

Horta Trump sidii Itoobiya iyo UAE laguma dhaco, oo looma hanjabi karo, balse aan aragno meesha sheekadaan ku dhammaato.

Alla aniga mufaaqnimada necbiyaa!

Khidadii ay isticmaashay suudaan ee RSF dhabarka ka jabisayCiidanka suudaan markii ay jabhada RSF kala wareegtay meelo b...
01/04/2025

Khidadii ay isticmaashay suudaan ee RSF dhabarka ka jabisay

Ciidanka suudaan markii ay jabhada RSF kala wareegtay meelo badan oo dalka ka mid ah sanadii 2023 oo Caasimadda khurduum badankeedu ku jirto ciidanka Suudaan gaar ahaan qaybta loo yaqaan "المخابرات العامة" ciidanka Xuuraanka guud oo ah hayad aad u dhisan waxay ku dhex darsadeen RSF Saraakiil badan oo isu muujinaya inay ciidanka Suudaan ka soo goosteen oo ay RSF ku biireen laakiin sida dhabta ah daacad u ah ciidanka suudaan hoostana kala shaqeeya

Saraakiisha waxaa ka mid ahaa "كركل ابو عقيلة" oo ah kornayl sarre oo RSF lagu dhex darsaday shaqada ugu wayn ee guusha ciidanka suudaan ay gaadheena u isagu u fududeeyay

Saraakiishaas maxay u qaban jireen ciidanka suudaan iyagoo safka RSF ku jira ?

Saraakiishaasi waxay gudbin jireen xogaha xasaasiga ah ee RSF waxay kala furfuri jireen ciidanka RSF waxay xagal daacin jireen qorshayaasha dagaal waxay xaalufin jireen kaydadka hubka sidoo kale waxay marin habaanin jireen saraakiisha Sar sare ee RSF iyo hogaankooda siyaasiga ah waxaas oo shaqo ah inay ciidanka Suudaan u hayeen jabhadda RSF maysan ogayn ilaa lagala wareegay magaalada wad-madani ee gobolka jasiira iyo kharduum

Maxaa kaaga baxay?

Ninkaan sawirka ka muuqda wuxuu katirsanaa Kooxda AS isagoo jooga duurka fog ee Ceelbuur gobolka Galguduud ayuu Daawaday...
30/01/2025

Ninkaan sawirka ka muuqda wuxuu katirsanaa Kooxda AS isagoo jooga duurka fog ee Ceelbuur gobolka Galguduud ayuu Daawaday gabadhii uu jeclaa oo ay dowladdu qabatay kana soo muuqatay Maxkamadda inta aan la qaban kahor isaga ayey usocotay, inta uu AS kasoo tagay ayuu Dowladda isu soo dhiibay isagoo leh anigaa imide sii daaya Gabadha.

hadda Labadoodiiba waa xiranyihiin waxayna kasoo muuqdeen Barnaamijka Gungaar ee SNTV❤️

DEGDEG 🏮🚧Ciidamada madaniga ah EE  SSP🦊 aya gacanta ku dhigay 2gaadhi oo ay Ka yaacen  maleshiyaadka SSC🏇🏾iyo maxbiis  d...
30/01/2025

DEGDEG 🏮🚧
Ciidamada madaniga ah EE SSP🦊 aya gacanta ku dhigay 2gaadhi oo ay Ka yaacen maleshiyaadka SSC🏇🏾iyo maxbiis dagaalki saaka Ka dhacay shangeed 👮🏾‍♂️

30/01/2025

Xabadii hada way joogstay
magalda shangeed waxa gacanta Ku haya ciidanka SSB 🦊
Halka ciidanka SSC🏇🏾 ee duulanka aha hubkii iyo zaadki ka go.een

30/01/2025

Dagaal culus ba saaka dib uga qarxay shangeed ciidan beeladayda SSC🏇🏾 iyo SSB🦊 aya markale bisha oo dhamaad ah dagaal bilaabay

Wixii faahfahin ah nala joog

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Haji Xaabsade media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela