31/10/2025
Jamhuuriyadda Somaliland, sida dal kasta oo madax-bannaan, waxay danaha qaran ka dhigtaa kuwa ugu sarreeya. Kuwa garab istaaga halgankeena waa saaxiibbadeenna dhabta ah, lamaaneheena iyo xulafadeenna, waayo aasaaska dawladnimada iyo diblomaasiyaddu waxa uu ku salaysan yahay danaha la wadaago, ma aha fikir ama caqiido.
Dr. Mohamed Hagi
La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
Safiiro h**e oo Somaliland u joogay Taiwan.