IftiimIye Tv

IftiimIye Tv đŸŽ„ Iftiimiye TV | Shedding Light on the Truth in Somalia | Your source for honest, reliable news and insightful stories.

Together, we illuminate the path to a better tomorrow.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Israa’i...
14/06/2026

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Israa’iil, halkaas oo si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay.

Safarkaan oo ay Somaliland ku tilmaamtay mid taariikhi ah ayaa muujinaya in weli Israa’iil ay sii wado xad-gudubka ka dhanka ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

14/06/2026

Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tababarrada Ciidanka.

14/06/2026

DEG-DEG:Dowladda oo Ciidamo Tiro Badan ku Daadisay Guryaha Mucaaradka ee Magaalada Muqdisho.

13/06/2026

G.Saney Cabdule iyo Dowladda oo Hishiis Gaaray.

Taliyaha Guutada 3aad ee Qeybta 12-ka April G.Saney Cabdule Iyo Ciidamada Dowladda ee ku Sugan Degmada Cadale ayaa Hishiis Ka gaaray,Hub isugu jira mid uu leeyahay Cabdulahi Maxamed Nuur, iyo mid uu Saney Leeyahay oo dhawaan laga soo bixiyay Muqdisho isla markaana lasoo Gaarsiyay Deeganka Cadoow-Uul ee Hoos Taga Degmada Cadale.

Saaraakisha Hoggaamineysa Ciidanka Dowladda ee ku Sugan Cadale Iyo Saney Ayaa hishiis ku Gaaray in Aan laso faragalin Doonin Hubka uu Saney Haayo isla markaana ay dowladda Nabad Gelyo Buuxda Siin Doonto.

Hubkaan ayey Dowladda kaso raacda bixisay magaalada Muqdisho iyada oo Sidoo kale jidgooyo udhigtay Qeybo Kamid ah Gobolka Shabeellada Dhexe Halkaasi oo uu Dagaal ku Dhexmaray Ciidanka Dowladda Iyo Ciidanki Hubka Waday Taaso ugu Danbeynti Hubka uu Kusoo Gaaray Degmada Cadale,Ciidamada Dowladda ee kasoo Raacda Baxay Muqdisho ayaa iyagana Cadale Gaaray si ay Hubka u Baadi Goobaan waxaana Mudooyinki Danbe la isku Horfadhiyay Cadale,Haatanse Hishiis aan la ogeyn halka uu gaari Doono ayaa la isku Afgartay.

13/06/2026

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray go,aan culus oo lagu xakameynaayo Lo’da Magaalada Muqdisho.

13/06/2026

Nisa oo gacanta kudhigtay Qaraxyo iyo kiimikada laga sameeyo walxaha qarxa kadib howgal kadhacay Shabeellada Hoose.

Cilad iyo culeys Saacado qaatay ayaa ka jira barta Fecebok waxaana dadka Dadka Badanki ay gali la’ayihiin baraha ay ku l...
12/06/2026

Cilad iyo culeys Saacado qaatay ayaa ka jira barta Fecebok waxaana dadka Dadka Badanki ay gali la’ayihiin baraha ay ku leeyihiin Ciladan lama oga in ay Soomaaliya ugaar tahay Iyo in dunida ay kasimantahay.

11/06/2026

Xubno kamid ah Beesha Cabdale Caroone oo Muqdisho ku qabtay Shir ay ku taagerayaan Dowladda Iyo Madaxweyne Xasan Sheekh.

11/06/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeele,Halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Madax isugu jirta kuwa Federaalka iyo Maamulka Hirshabeele oo uu hogaaminaayo Madaxweynihi H**e ee Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen.

Madaxweyne Xasan Ayaa Jowhar ka xarig jari doona dhismo dhowr ah oo qabyo ahaa 5-sano kuwaasi oo uu katagay maamulki ka horeeyay Cali Guudlaawe.

11/06/2026

Shacabka Xaafada Onodka ee Degmada Cabdi Casiis iyo Ciidamada Dowladda ayaa is horfadhiya saakey waxaana ay dowladda dumis ku bilaawday xafadaha onodka ee agagaarka Garoonka Eng yariisow(ex koonis).

Ciidamada ayaa rasaas noolnool u adeegsanaya shacabka waxaana halkaasi kasocda dagaal udhaxeeya shacabka diidan dumiska iyo ciidanka dowladda.

Adress

Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och lÄt oss skicka ett mail nÀr IftiimIye Tv postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att anvÀndas för nÄgot annat ÀndamÄl, och du kan nÀr som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta AffÀren

Skicka ett meddelande till IftiimIye Tv:

Dela