Shaani Media

Shaani Media SHAANI MEDIA, is a multimedia platform focused on providing news, entertainment, and cultural content, particularly for Somali-speaking audiences.

The platform covers a wide range of topics, including current events, social issues, and lifestyle. Welcome to our SHAANI MEDIA page! We deliver daily videos/Posts on the latest news, social issues, and global updates, specially Horn Of Africa. Stay informed with stories that matter most. Follow us for your daily news and insights!

Maxaad ka fahan tay qoraalkan?
17/08/2025

Maxaad ka fahan tay qoraalkan?

Ninkii Donal J. TRUMP wuxuu hotelkii uu deganaa ku ilaaway warqado sir ah. Kuwaas oo dhowaan la faafin doono. 😂🤣
16/08/2025

Ninkii Donal J. TRUMP wuxuu hotelkii uu deganaa ku ilaaway warqado sir ah. Kuwaas oo dhowaan la faafin doono. 😂🤣

03/08/2025

Daaud Xanfar oo ka xanaaqay "Waad cod xun tahay" 😂🤣

95 jir raba markale in la doorto:.Madaxweynaha 95-jirka ah ee dalka Cameroon, Paul Biya, ayaa dib ugu soo laabtay dalka ...
01/08/2025

95 jir raba markale in la doorto:.

Madaxweynaha 95-jirka ah ee dalka Cameroon, Paul Biya, ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu muddo ku maqnaa isbitaal ku yaalla magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Biya ayaa bilaabay diyaarinta ololihiisa doorasho ee lagu wado in uu ka dhaco bisha Oktoobar. Intii uu maqnaa, safaaradda Faransiiska ee Cameroon ayaa la sheegay inay si dadban u maamuleysay arrimaha dalka, taasoo su’aalo gelisay madax-bannaanida siyaasadeed ee Cameroon.

"Anniga ayaa Akhriyay kuna qancay Diinta xaqa ah. Wax badan markaan akhriyay ayay isoo baxday inaan wado qaldan hayay- w...
31/07/2025

"Anniga ayaa Akhriyay kuna qancay Diinta xaqa ah. Wax badan markaan akhriyay ayay isoo baxday inaan wado qaldan hayay- waxaan ka qomameeya 75 sanno ee iga tagay cimrigayga. Waxaan ka xumahay intii dad aan wax bari jiray. Hada si saxa ayaan u tukadaa. Shanta Salaadba Masjidka ayaan ku tukadaa. Cishaha unbaan soo baxaa. Intii aan Muslimay ilaa hada Salatu leylka xitaa waan tukadaa. Waxaan darreemay xasilooni aanan nolashaydii hore-arrag. Mararka qaar waxaan is dhahaa yaa dib- kuu celiya. Alle waxaan ka baryayaa inaan dhiman anoon Xajka tagin."

Odaygan 75 sanno jir ku soo Muslimay oo warbaahinta Itoobiya waraysatay.

29/07/2025

Adan Sahan oo taageeray Kiin Jaamac

📢 SOOMAALI: BAAQ DEGDEG AH – WALAL MUSLIM AH OO GEERIYOODAYAssalamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,Waxaa si murug...
22/07/2025

📢 SOOMAALI: BAAQ DEGDEG AH – WALAL MUSLIM AH OO GEERIYOODAY

Assalamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

Waxaa si murugo leh noo soo gaaray warka ku saabsan walaal Muslim ah oo la yiraahdo Hannad Abdullah Ahmed, oo ku dhashay 21-ka May 1999, isla markaana haysta baasaboorka dalka Netherlands (Dutch), kaas oo ku geeriyooday Wembley, London.

Waxaan si degdeg ah u raadineynaa qoyskiisa, ehelkiisa, ama cid garanaysa. Haddii aanan helin cid sheegata, waxaa jirta halis ah in la gubo (cremation), taasoo si cad uga hor imaanaysa diinta Islaamka.

🛑 Fadlan, haddii aad wax xog ah ka haysid walaalkan, ama aad taqaan cid garan karta, nala soo xiriir si degdeg ah.
Waxaan dooneynaa inaan si sharaf leh ugu aasno aaska Islaamka (Janaza).

📍 Goobta uu ku geeriyooday: Wembley, London
🪪 Magaca: Hannad Abdullah Ahmed
🗓️ Taariikhda Dhalashada: 21/05/1999
🌍 Jinsiyadda: Dutch (Netherlands)

Qofka lala xidhiidhayo:
Jazaakum Allahu Khayran. Fadlan farriintan sii gudbi — waxay ka badbaadin kartaa walaal Muslim ah in la gubo.

21/07/2025

"Soomaali ayaan ahay ee ma ihi.."

Maxaad u bixin lahayd?
11/07/2025

Maxaad u bixin lahayd?

Sawirkani waa lamaane 2 sano kahor isku guursaday magaalada Hargeysa. Muuqaalka waa xilligii ay arooska ahaayeen. Muuqaa...
04/07/2025

Sawirkani waa lamaane 2 sano kahor isku guursaday magaalada Hargeysa. Muuqaalka waa xilligii ay arooska ahaayeen. Muuqaalka kalena waa iminka. Waxaa ninka ka muuqda isbedel fiican. Hees baa odhan jirtay "Naagaa rag isdhaafshay waa dhab". Ilaahay ha isu barakeeyo!

03/07/2025

Qofkee ka garatay muuqaalkan?

02/07/2025

Hadalkan ma runbaa? Maxaad kaga jawaabi lahayd adigu?

Adress

Dimvädersgatan
Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Shaani Media postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela