Somaliskabladet Sweden In Somali

Somaliskabladet Sweden In Somali Broadcasting och mediaproduktion Stockholm

02/12/2017
02/12/2017

Qaadku waxa uu yahay shay dadka geeska Afrika ay aad u isticmaalaan gaar ahaan dadka soomalidu waxaanu leeyahay taariikh dheer sida la sheegay waxa uu ka soo bilaabmay dalka Itoobiya oo uu markii danbe uga sii gudbay Dalal badan oo ay ka mid yihiin Yamen, Soomaaliya, Kiiniya, Taansaaniya iyo meelo k...

02/12/2017

Fiitamiin D waa fiitamiinada ku milma dufanka waxaanu jidhku sameystaa marka iftiinka cadceedu ku dhaco maqaarka, ka dib waxa uu jidhku ku keydsadaa fitamiinkan Beerka, Beeryaradda, Maqaarka iyo lafaha. Fiitamiinkani ma sameysmo hadii la isku dhigo cadceeda sanaaciga ah (Solarium) ama la isku dhigo?...

27/11/2017

Qof walba oo ku nool guri dabaq ah ama guri weyn oo gaar ah waa inuu qabaa aaladda digniinta dabka. Dhawaq ayey bixineysaa marka uu dabka bilaaban raba. Caadiyan, waa inaad sidoo kale guriga ku heysataa aaladda dab damiska. Laakiin waxaa jira waxyaaba badan oo aad ku fikiri kartid si aad gurigaada d...

27/11/2017

Nin 35-jir ah oo barta bulshada ee Facebook lacag ugu uririyey argagixisada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. Ninkan ayaa maxkamadu ku xukuntay xabsi lix bilood ah kadib markii lagu helay in barta Facebook u dadka kula taliyey in ay lacag u diraan argagixisada. 35 Jirkan ayaa laba fariimood ku qoray F...

Vill du ha ett av Sveriges roligaste jobb? Jag behöver en politisk sekreterare till min stab. Du har tre dagar på dig ti...
27/11/2017

Vill du ha ett av Sveriges roligaste jobb? Jag behöver en politisk sekreterare till min stab. Du har tre dagar på dig tills ansökningstiden går ut!
Dela och tipsa gärna om du vet någon som borde söka!
https://www.socialdemokraterna.se/…/l…/politisk-sekreterare/

Vill du ha ett av sveriges roligaste jobb? Jag behöver en politisk sekreterare till min stab. Du har tre dagar på dig tills ansökningstiden går ut!
Dela och tipsa gärna om du vet någon som borde söka!
https://www.socialdemokraterna.se/vart-parti/lediga-jobb/lediga-jobb/politisk-sekreterare/

27/11/2017

Qiimaha lagu barto darawalnimada dalka Sweden ayaa ah mid aad u kala duwanaan kartaa gudaha gobollada. Arrinkan waxaa kashifay oo lagu ogaaday baadhitaan ay samaysay Hay’adda Gaadiidka, sida laga soo xigtay wakaalada wararka eeTT. Kharashka cashar wadista ayaa ah 12 karoon daqiiqad kasta, laakiin go...

Look what is happening in Libya, and the world is silent like nothing is happening, wake up people Arabs are animals wit...
27/11/2017

Look what is happening in Libya, and the world is silent like nothing is happening, wake up people Arabs are animals with humane liking body, we need to stop these murderers and killers we need to stand together with the African brothers, against the Libyan beasts.

25/11/2017

Booliska dalka Norway ayaa faah-faahin ka bixiyay meyd ay ka heleen war (Haro) ku taal magaalada Askim ee duleedka caasimadda Oslo, waxaana ay ku sheegeen meydkaasi in uu yahay wiil soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abdirahman Abdirizaq Abdullahi (7-jir). Wiilkan yar ee soomaaliyeed ayay kooxaha biyaha...

22/11/2017

Booliiska dalka Sweden ayaa gabi ahaan kula talinaya shacabka dalka degen in ay baabuurta guriga uga tagaan maalinta barito ah. Sababta ayaa ah in hayada cimilada ee SMHI ay digniin ka soo saartay baraf badan oo la filayo in u yimaado maalinta barito ah. Hadaanay jirin wax baahi degdeg ah oo keeni k...

Adress

Färögatan 33
Stockholm
16451KISTA

Öppettider

Måndag 09:00 - 17:00
Tisdag 09:00 - 17:00
Onsdag 09:00 - 17:00
Torsdag 09:00 - 17:00
Fredag 09:00 - 17:00

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somaliskabladet Sweden In Somali postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela