Somali Motivation Podcast

Somali Motivation Podcast The first-ever Somali Podcast about Mental health & Domestic Abuse & Motivation, founded and hosted by Istahil Aideed �
from 2018 - still active.

09/12/2025

Qofka waxyeelada iyo xumaanta ilamaaga i geysanayaa had iyo jeer waa qof kuu dhow ama aad aminsan tahay. Ilamahaaga rumayso oo ha lasoo boodin qofkaas k**a suurtowdo.

Dilaaga Hodan iyo sababata ayna uga xumeyn dilka Saabriin: Psychopathic: Why She Shows No Guilt.
28/11/2025

Dilaaga Hodan iyo sababata ayna uga xumeyn dilka Saabriin: Psychopathic: Why She Shows No Guilt.

Gabadha Hodan ee dishay inanta yar ee Saabriin maxay marna uga xumaan iyo qoomamayn u muujin wayday dilka foosha xun ee ay ku kacaday dartiii? waa maxay saba...

16/11/2025

Wakhtiga hasaawaha iyo 7 calaamadood oo aad ku garan karto qofka abuserka ah ka hor guurka.

05/10/2025

Dhaqankan ayaa qofka u curyaamiya go'aan qaadashadiisa iyo hab nololeedkiisa caafimaad qabkooda ilaa caruurnimo iyo marka uu qof weyn noqdaba.

25/02/2024

Resilience! Adkaysiga ka gudbida carqaladaha nolosha.

Farqiga u dhexeeya self confidence & self esteem! Iyo sida qofka hsbdhaqankiisa iyo dabeecadiisaba usaameeyaan.
16/01/2024

Farqiga u dhexeeya self confidence & self esteem! Iyo sida qofka hsbdhaqankiisa iyo dabeecadiisaba usaameeyaan.

Farqiga u dhaxeeya Self-esteem & self-confidence, sida ay u saameeyaan nololmaalmeedka qofka, dabeecada, habdhaqanka iyo guud ahaan sida uu qofku kalsoonidii...

13/12/2023

10 calamadood ood ku garankarto maskaxda in lagaa qabsaday.

07/12/2023

Marka nuglaanta qofka laga faaiidaysto! Iyo dhibka ay sababto.

03/08/2023

Wacan Vs Xun

01/08/2023

Ha isku arkin in aad qayrkaa ka hadhay oo guulaha dadka kale ha ka qiyaas qaadan sababahan dartood.

Adress

Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somali Motivation Podcast postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Somali Motivation Podcast:

Dela

Typ