Raadiyaha Iswiidhen - Radio Sweden Somali

Raadiyaha Iswiidhen - Radio Sweden Somali Laanta Af-Soomaaliga ee Raadiyaha Iswiidhan. http://sverigesradio.se/somaliska

Halka waxaad ku qori

Imisa jir baad ahayd markaad leysinka qaadatay?Helena Åsand waa 82 jir ku nool degmada Påryd ee duleedka Kalmar. Halgan ...
07/08/2026

Imisa jir baad ahayd markaad leysinka qaadatay?

Helena Åsand waa 82 jir ku nool degmada Påryd ee duleedka Kalmar. Halgan dheer kadib dhawaan ayey waxay qaadatay leeysinka darawalnimada.

"Waxey ahayd wixii ugu adkaa ee aan abid soo maro. Imtixaanka qoraalka (teori-ga) ayaa ka dhib badnaa wadista baabuurka" ayey tiri Helena oo la hadleeysay idaacada p4 Kalmar.

Markii h**e Helena waxaa qaadi jiray oo soo celin jiray qoyskeeda iyo saaxiibadeed, balse. waxay dareentay in arrintaasi aysan sii socon karin intii la doono.

"Ma doonayo inaan mar walba dadka kale kaalmo weydiisto. Marka aad ku nooshahay Påryd oo kale way adag tahay in aad meelaha kale tagto haddii aadan gaari haysan.

Sideed u aragtaa in maxaabiista qaarkood loo wareejiyo dal kale sababo la xirriira xabsiyada oo buuxsamay?. Sawirka: Jes...
06/08/2026

Sideed u aragtaa in maxaabiista qaarkood loo wareejiyo dal kale sababo la xirriira xabsiyada oo buuxsamay?.
Sawirka: Jessica Gow/TT

Maxaabiista ku jirta xabsiyada dalkan Iiswiidhen, ayaa loo warejinaya xabiyo ku yaalla dalka Estooniya si ey halkaasi ugu dhammeystaan muddada ka hartay xukunkooda.

Adress

Oxenstiernsgatan 20
Stockholm
10510

Öppettider

Måndag 09:00 - 17:00
Tisdag 09:00 - 17:00
Onsdag 09:00 - 17:00
Torsdag 09:00 - 17:00
Fredag 09:00 - 17:00

Telefon

+4687847205

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Raadiyaha Iswiidhen - Radio Sweden Somali postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela