Somali tv

Somali tv Hoyga dhalinyarada. kuso dhawaada page kan waa page kiina fadlan like saar mahdsanid

10/05/2023
01/10/2022
01/10/2022
01/10/2022

NATO: 'Putin wuxuu sameeyay falkii ugu xumaa tan iyo markii uu billowday dagaalka Ukraine' https://bbc.in/3Rtk37Q

01/10/2022

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Rajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Taliyihii Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) oo shahiiday isaga oo ku jira hawl-gal lagu beegsanayey kooxaha arxanlaaweyaasha argagixisada ah.

Janaraal Farxaan Qaroole waxa uu ahaa sarkaal kaalin mug leh ku lahaa xaqiijinta ammaanka dalka iyo la dagaallanka argagixisada, iyada oo aanay ahayn markii koowaad ee uu kooxaha argagixisada ah kula dagaallamo deegaanka Basra iyo deegaannada kale ee ku teedsan xuduudda Gobollada Shabeellada hoose, Shabeellada Dhexe iyo Gobolka Banaadir.

Waxaan Alle uga baryayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, simir iyo iimaanna ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka shahiiday, gaar ahaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu ka tirsanaa.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somali tv postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela