Mohamed Qoslaaye

Mohamed Qoslaaye I am an independent journalist, I cover political issues and focus on breaking news

DEG DEG: Maleeshiyaad Hubeysan oo Laba Gaari u Dhacay Inta u Dhaxaysa Bulacle iyo Beer-CabdifaaraxWararka laga helayo de...
21/08/2026

DEG DEG: Maleeshiyaad Hubeysan oo Laba Gaari u Dhacay Inta u Dhaxaysa Bulacle iyo Beer-Cabdifaarax

Wararka laga helayo deegaanka Laan-Qardhaas ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay jidka u galeen laba gaari oo ka yimid Gaalkacyo kuna sii jeeday Muqdisho, kuwaas oo rasaas lagu furay.

Dhacdada ayaa la sheegay inay ka dhacday inta u dhaxaysa Bulacle iyo Beer-Cabdifaarax. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in mid ka mid ah labadii gaari ee rasaastu haleeshay uu weli goobta yaallo.

21/08/2026

Sarakiisha beesha cayr oo qada sharaf usamesay musharax gudoomiyaha golaha wakiilada galmudug Hussein dhagawayne

21/08/2026

Hab fudud Sooyadaada aad kula Bixi karto

Balanballe: Haweenka oo Mahad Salaad ku tilmaamay astaan nabadeedHaweenka degmada Balanballe ayaa sheegay in carruurta m...
21/08/2026

Balanballe: Haweenka oo Mahad Salaad ku tilmaamay astaan nabadeed

Haweenka degmada Balanballe ayaa sheegay in carruurta mustaqbalka ku dhalata waqooyiga Galgaduud qaarkood loo bixin doono magaca Mahad Salaad, iyagoo xusay kaalinta uu ka qaatay nabadeynta iyo xasillinta deegaanka.

Hambalyo Taliyaha hogaanka Taraafikada Galmudug abdullaahi Abdi daahir ayaa loo Magaacay Taliye allah kugu Asturo xilka ...
20/08/2026

Hambalyo Taliyaha hogaanka Taraafikada Galmudug abdullaahi Abdi daahir ayaa loo Magaacay Taliye allah kugu Asturo xilka Cusub aad qabatay

19/08/2026

Taliye Libaan Yuusuf Gare ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Duqa Caasimadda Dhuusamareeb, Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda Qoroow, isagoo bogaadiyay waxqabadka muuqda iyo horumarka ka socda caasimadda.

Dhuusamareeb ayaa si muuqata u yeelanaysa bilic iyo dhismo cusub oo indhaha soo jiidanaya.

18/08/2026

Amniga Cidii carqalad ku Sameysaa waa xarig Cid laga yeelaayo Majirto fargalinta Amniga!

18/08/2026

DEG DEG Xogta Jugta Labo Miino Ayaa ka dhacday Agagaarka Isbitaalka Somaali Sudanees Muqdisho waxana Jirta dhimasho iyo dhaawac

18/08/2026

DEG DEG Qarax Aad u xoggan Ayaa Hadda ka dhacay Magalada Muqdisho allah badbaadiyo Shacabkaa Somaliyeed

18/08/2026

Waxaan rabaa inaan safar dalxiis ah ku tago mid ka mid ah gobollada dalka. Halkee ayaad igula talin lahaydeen inaan aado, oo ah meesha ugu shidan uguna quruxda badan? 🇸🇴

Adress

Askebykroken 14
Stockholm
16364

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Mohamed Qoslaaye postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Mohamed Qoslaaye:

Genvägar

Dela