MUDAN TV

MUDAN TV Warar Warbixino iyo Wareysiyo Xiiso leh Mudan Tv kala soco 24 Saac

29/12/2025

Madaxeyba Ictiraaf ma helin see Ictiraaf ku heley ayuu yiri.

29/12/2025

Bilaal Bulshawi oo caan ka ah Baraha Bulshada waan iska diidanay in Xoog nalagu maamulo.

29/12/2025

Bana Boi oo caan ka ah Tiktok ayaa Dhalinyarada ku nool Somaliland igu baaqay Soomaalinimo.

Boliiska ayaa soo qabtey ninka hadda dhibato ugu geysany shacab guriya hooda joogay
29/12/2025

Boliiska ayaa soo qabtey ninka hadda dhibato ugu geysany shacab guriya hooda joogay

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay midnimada dhuleed ee Soomaaliya oo ay ku jirto...
29/12/2025

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay midnimada dhuleed ee Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland, sidda ay ku warameen telefishinada afka dheer ee Sky News iyo Deutsche Welle. Hadalkan ayaa imaanaya xili Israa’iil ay aqoonsatay maamulka Hargeisa.

28/12/2025

Saadaasha Hawada Kenya oo Ka Digtay Roobab Sababi Kara Daadad

Siyaasi Maxamuud Shiddo oo ka mid ah mucaaridka Puntland: "Waxa aan dadka Puntland ugu baaqayaa in ay u istaagaan ilaali...
28/12/2025

Siyaasi Maxamuud Shiddo oo ka mid ah mucaaridka Puntland: "Waxa aan dadka Puntland ugu baaqayaa in ay u istaagaan ilaalinta midnimada & wadajirka dalka."

DEG DEG:isr”iil ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Somaliland, Maxaa Laga Fili Karaa in ay uga Jawaabo Villa Somalia Wa...
26/12/2025

DEG DEG:isr”iil ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Somaliland, Maxaa Laga Fili Karaa in ay uga Jawaabo Villa Somalia Warkan ka Soo Yeeray Is'iil?

Sidee u aragtaa aqoonsiga 1sraa'!!l ee Maamulka Somaliland?
26/12/2025

Sidee u aragtaa aqoonsiga 1sraa'!!l ee Maamulka Somaliland?

Waxaa waqtigaan gubanayo Suuqa Weyn ee Magaalada Jowhar.Bulshada Magaalada jowhar iyo Ganacsada Magaalada Waxey Maamulka...
24/12/2025

Waxaa waqtigaan gubanayo Suuqa Weyn ee Magaalada Jowhar.

Bulshada Magaalada jowhar iyo Ganacsada Magaalada Waxey Maamulka ka codsanayaan iney dab damis la soo gaaraan.

WAR DEGDEG AHDibadbax xooggan ayaa maanta duhurnimadii ka dhacay magaalada Gaarisa, kaas oo hakad geliyey dhaqdhaqaaqii ...
23/12/2025

WAR DEGDEG AH
Dibadbax xooggan ayaa maanta duhurnimadii ka dhacay magaalada Gaarisa, kaas oo hakad geliyey dhaqdhaqaaqii guud ee ganacsiga iyo socodka dadka ee magaalada.
Dibadbaxa ayaa si gaar ah u saameeyey waddada mashquulka badan ee Kismaayo Road, halkaas oo ay gebi ahaanba istaageen isu socodkii gaadiidka iyo dadka, kadib markii darawallada iyo shacabka ay u weecdeen waddooyin kale oo gudaha magaalada ah.

21/12/2025

Madaxwayne Ahmed Madoobe Madaxwayne Hassan waxaan Ku leenahay Talada Dalka Dibada kaama jirto ..

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när MUDAN TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela