Chelsea somali Fans

  • Home
  • Chelsea somali Fans

Chelsea somali Fans Home of Chelsea somali fans 🔵

Chelse somali fans waxaa ka heli doonta dhamaan wararka iyo Update waliba oo ku saabsan chelsea ✍️ kooxda haweenka.
(1)

Welcome to the Chelsea Somali Fans! Ku soo dhawoow Page ka ugu wayn ee tagerayasha Somaliyeed ee kooxda Chelsea. soo follow gareey si aad ula socoto wararka (News) iyo wax walboo ku saabsan Chelsea sida kooxda kowaad (first team) . (Chelsea Women) kooxda dayarta (Chelsea Academy) . mahadsanid

🚨 Hull City ayaa amaah ku dooneysa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Dario Essugo. Chelsea ayaa diyaar u ah inay ama...
22/08/2026

🚨 Hull City ayaa amaah ku dooneysa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Dario Essugo.

Chelsea ayaa diyaar u ah inay amaah ku fasaxdo, Strasbourg ayaa sidoo kale amaah ku dooneysa. ()

- Sāãmi Yaré

Joao Pedro 🗣️waxaan si weyn ugu kalsoonahay kooxdayda Chelsea sababtoo ah marka aan hareeraheeyga eego waxaan arkaa taya...
22/08/2026

Joao Pedro 🗣️waxaan si weyn ugu kalsoonahay kooxdayda Chelsea sababtoo ah marka aan hareeraheeyga eego waxaan arkaa tayada iyo hibada aan haysanno,waxaan u malaynayaa in hadda la joogo waqtigii aan guulo gaari lahayn.

Goat JP9 iyo xirtiisa wax weyn ugu fadhinaa sanadkaan 👊🏿

🚨Joao Pedro oo ka hadlaya qandaraaska cusub uu u saxiixa Chelsea:🗣️ "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan heshiis cusub u sa...
22/08/2026

🚨Joao Pedro oo ka hadlaya qandaraaska cusub uu u saxiixa Chelsea:

🗣️ "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan heshiis cusub u saxiixo Chelsea, had iyo jeer waxaan ku riyoon jiray inaan u ciyaaro koox weyn, waxayna ii tahay wax badan inaan siiyo ballanqaadkayga muddada dheer kooxdan, Chelsea waxay leedahay dhaqan dheer oo ah guul waxayna leedahay hami weyn oo mustaqbalka ah.

Xiriir aad u wanaagsan ayaan la leeyahay qof walba oo jooga kooxda, waxaana dareemay London inay tahay gurigeyga tan iyo markii aan ku soo biiray kooxda.

Qof walba aad ayuu ugu faraxsan yahay xilli ciyaareedkan, waan ognahay inaan gaari karno waxyaabo badan, waxaan haysanaa koox wanaagsan, waxaan leenahay tababare doonaya inuu guuleysto oo horey u guuleystay, qof walba waxaa si buuxda go'an xilli ciyaareedkan, qof walba waa diyaar waxaana rajeynayaa inaan gaari karno hadafkeena."

- Sāãmi Yaré

🚨RASMI: Joao Pedro ayaa Chelsea u saxiixay heshiis cusub oo waqti dheer ah oo socon doona ilaa June 2034.  - Sāãmi Yaré
22/08/2026

🚨RASMI: Joao Pedro ayaa Chelsea u saxiixay heshiis cusub oo waqti dheer ah oo socon doona ilaa June 2034.

- Sāãmi Yaré

Chelsea deenii naga luntay inay noosoo laaban rabto u egtahay 💙
21/08/2026

Chelsea deenii naga luntay inay noosoo laaban rabto u egtahay 💙

Join the FPL New code: gn1iy2
21/08/2026

Join the FPL New code: gn1iy2

🔵 Chelsea Somali Fans FPL waa diyaar! ⚽

Asxaabta Blues-ka ahow, waxaan furnay FPL League aan ku tartami doono xilli ciyaareedkan. Sameyso kooxdaada, league-ka kusoo biir, kadibna aan aragno yaa naga noqonaya FPL King 👑

🏆 Tartanka waa furan yahay
💙 Chelsea fans oo dhan waa la soo dhoweynayaa
🔥 Saaxiibbadaa Chelsea taageera kusoo dar.

Soo gal league-ka, hana ka maqnaan tartanka! 🔵 🔵 Chelsea Somali Fans FPL waa diyaar! ⚽

Guuleystaha waa la shaacin doonaa markuu xilli-ciyaareedka soo dhamaado.

Code waa kanaa

League Code: gn1iy2

https://fantasy.premierleague.com/leagues/auto-join/gn1iy2

🚨Chelsea ayaa go,aansatay in amaah ay ku fasaxdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Dario Essugo.Strasbourg iyo kooxo Premier...
21/08/2026

🚨Chelsea ayaa go,aansatay in amaah ay ku fasaxdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Dario Essugo.

Strasbourg iyo kooxo Premier league ayaa xiiseynaya. (NizaarKinsella)

- Sāãmi Yaré

Join the code : gn1iy2Ku soo biira league Chelsea Somali fans
21/08/2026

Join the code : gn1iy2

Ku soo biira league Chelsea Somali fans

🔵 Chelsea Somali Fans FPL waa diyaar! ⚽

Asxaabta Blues-ka ahow, waxaan furnay FPL League aan ku tartami doono xilli ciyaareedkan. Sameyso kooxdaada, league-ka kusoo biir, kadibna aan aragno yaa naga noqonaya FPL King 👑

🏆 Tartanka waa furan yahay
💙 Chelsea fans oo dhan waa la soo dhoweynayaa
🔥 Saaxiibbadaa Chelsea taageera kusoo dar.

Soo gal league-ka, hana ka maqnaan tartanka! 🔵 🔵 Chelsea Somali Fans FPL waa diyaar! ⚽

Guuleystaha waa la shaacin doonaa markuu xilli-ciyaareedka soo dhamaado.

Code waa kanaa

League Code: gn1iy2

https://fantasy.premierleague.com/leagues/auto-join/gn1iy2

🚨 Chelsea ayaa fileysa in Aston Villa ay dalab ka soo gudbiso Nicolas Jackson ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsig...
21/08/2026

🚨 Chelsea ayaa fileysa in Aston Villa ay dalab ka soo gudbiso Nicolas Jackson ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga.

Chelsea ayaa xidigan ku dooneysa qiimo dhan £65m.

Jackson ayaa u furan inuu ku biiro Aston Villa oo uu dib ula midoobo Unai Emery, Ilo wareedyo ayaa rajo ka qaba in heshiis laga gaari karo. ()

- Sāãmi Yaré

🚨 Axel Disasi to Crystal Palace here we go,Disasi ayaa si amaah season-kan ugu biiray kooxda Crystal Palace. ( Romano). ...
21/08/2026

🚨 Axel Disasi to Crystal Palace here we go,

Disasi ayaa si amaah season-kan ugu biiray kooxda Crystal Palace. ( Romano).

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chelsea somali Fans:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share