Dooy-Shabeele State of Somalia Tv

Dooy-Shabeele State of Somalia Tv Nabad iyoNolal

Digniin!DiinsoorAlbaabada Waran Maataay oo xiran dib yaanan  loo furin.Diinsoor Gudoomiye kuxigeenka aad Maanta ku fadhi...
24/05/2026

Digniin!
Diinsoor

Albaabada Waran Maataay oo xiran dib yaanan loo furin.

Diinsoor Gudoomiye kuxigeenka aad Maanta ku fadhidhidaan waxaa leh Dirmadow laakiin Xisaab khaldantey ayuu idinku soo gaarey.

Albaabada Naarta ayaa markele gargaraaceysaan mardambe hadii aan arko 4 Qof Meel taagan Diinsoor dhexdeeda wlh blh tlh guutooyinkii Abras, Azerbajan oo Diinsoor ku Shaqo leh shaqadooda ayey dib u qabsandoonaan.

Diinsoor Qansaxdheere mahan Diinsoor waa Diinsoor Dagaal iyo Difaac kaagama baahno Kuraareytaada goobo goobeyso.

Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Magaciisa oo si xun u qaado Waa dembi culus oo Duurka uga noolaandoontid.

Diinsoor Waxaan wasaq ahayn kuma soo kordhinin Duurgal ama qeyli adigoo Qori wata dambe hadii aan arko jawaab deg deg ayaad iga heli doontaa.
👇
Fariin
Kulan Caawa Saraakiisha Azerbajan & Abras 8:30 Wakhtiga Somalia Qolka Saraakiisha 🙏♥️

17/04/2026

🤣

Safiirkii Dabare saamiqeybsi ahaan u  lahaa wakaa😭.Maanta ayaa loo magacaabey Nuur Maxamed Sheikh oo ah nin u dhashay Be...
13/04/2026

Safiirkii Dabare saamiqeybsi ahaan u lahaa wakaa😭.

Maanta ayaa loo magacaabey Nuur Maxamed Sheikh oo ah nin u dhashay Beesha Dir.

Codsi uu soo jeediyey Waziirka Arimaha Dibada Soomaaliya Abdisalam Ali Dhaay oo Raysal Wazaaraha si gaar ah uga codsadey In Ninkaan dirta ah loo magacaabo Safiir.

Dabare dhoohonoow Safiirkii Dabare qeyb ahaan u lahaa wakaa nin Dir ah ayaa la siiyey Dabare Safiir ma noqon karo miyaa?

Dabare baro Cadawgaaga oo Hurdada ka toos. ☝️

Adress

Nackastavagen 23 F
Sundsvall
85351

Telefon

+46733335084

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Dooy-Shabeele State of Somalia Tv postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Dooy-Shabeele State of Somalia Tv:

Genvägar

Dela