Waaya-arag

Waaya-arag Kusoo dhawaaw hoyga Ciyaaraha kubada cagta Welcome to **Waaya-arag** – the ultimate community for all Manchester United supporters!
(4)

This is *your* space to celebrate the rich history, iconic moments, and future dreams of our beloved Red Devils. From thrilling matchdays and unforgettable goals to team news, transfer updates, and fan discussions – we’ve got it all. Whether you’ve cheered for Manchester United since the days of Sir Alex Ferguson or are a newer fan joining the journey, here at **United We Stand Fans**, we stand to

gether. This is more than a page – it’s a family united by passion, pride, and love for the club that brings us together: **Manchester United.**

Join the conversation, share your thoughts, and connect with fellow fans from around the globe.

🔴 **Glory, Glory Manchester United!** 🔴

Let’s stand united. Always.


**
**
**
**
**
**
**
**
**
*

Fulham vs Man United 1-1, Bruno Fernandez aa sabab u ah oo rigoore naga qasaariyay
24/08/2025

Fulham vs Man United 1-1,
Bruno Fernandez aa sabab u ah oo rigoore naga qasaariyay

Yoro intuu difaacay gool sax ah uu hadane dhaliyay. 😍😍
24/08/2025

Yoro intuu difaacay gool sax ah uu hadane dhaliyay. 😍😍

Bruno Fernandez oo cunay rigoore.
24/08/2025

Bruno Fernandez oo cunay rigoore.

15 daqiiqo kadib waxaan diyaar u nahay 3dhibcood inaan lasoo hoyano.
24/08/2025

15 daqiiqo kadib waxaan diyaar u nahay 3dhibcood inaan lasoo hoyano.

Fulham vs Man United lineup kii waa kaas.Nala joog.
24/08/2025

Fulham vs Man United lineup kii waa kaas.
Nala joog.

Manchester United ayaa wada-hadallo horumar leh kula jirta saxiixa goolhayaha kooxda Royal Antwerp Senne Lammens.kooxuhu...
22/08/2025

Manchester United ayaa wada-hadallo horumar leh kula jirta saxiixa goolhayaha kooxda Royal Antwerp Senne Lammens.

kooxuhu waxay ka wada hadlayaan heshiis ku kacaya lacag gaareysa £17.3m.

Bryan Mbeumo, Matheus Cunha, iyo Eberechi Eze ayaa ahaa saddexda ciyaartoy ee ugu qiimeynta sarreeyay xilli ciyaareedkii...
22/08/2025

Bryan Mbeumo, Matheus Cunha, iyo Eberechi Eze ayaa ahaa saddexda ciyaartoy ee ugu qiimeynta sarreeyay xilli ciyaareedkii h**e ee horyaalka Premier League, marka laga reebo kooxaha 'Big Six'... 👀📊

Dhammaantood waxay ka tageen kooxahoodii hadda... 😳

Sida laga soo xigtay Sky Italia, kooxda Napoli ayaa u furan inay ku daraan qodob khasab ah oo iibsi ah heshiis amaah ah ...
21/08/2025

Sida laga soo xigtay Sky Italia, kooxda Napoli ayaa u furan inay ku daraan qodob khasab ah oo iibsi ah heshiis amaah ah oo ku aaddan weeraryahanka Manchester United ee Rasmus Hojlund.
Kooxda AC Milan ayaa ku guuldarreysatay inay Hojlund ku qanciso inuu ku soo biiro sababtoo ah waxay kaliya bixinayeen amaah ay ku jirto ikhtiyaar iibsi. Hojlund wuxuu doonayay hubaal dheeraad ah oo ku saabsan mustaqbalkiisa.
Napoli ayaa markii h**e soo jeedinaysay heshiis la mid ah kan Milan, laakiin hadda waxay u furan yihiin inay ku daraan ikhtiyaar iibsi oo khasab ah.
Sky Italia ayaa ku warramaysa in Hojlund uu yahay mudnaanta koowaad ee macallin Antonio Conte, isla markaana Napoli ay diyaar u tahay inay maalgashi weyn ku samayso weeraryahanka.
Manchester United ayaa sidoo kale door bidaysa in heshiiska lagu daro qodob rasmi ah.
Kooxda Ruben Amorim ayaa tixgelin doonta dalabyo gaaraya ilaa £40 milyan.

CAMAVINGA ➡️ MAN UNITED ✍️Manchester United ayaa ushaqaaqday saxiixa Eduardo Camavinga, isagoo noqonaya beddelka Baleba,...
20/08/2025

CAMAVINGA ➡️ MAN UNITED ✍️

Manchester United ayaa ushaqaaqday saxiixa Eduardo Camavinga, isagoo noqonaya beddelka Baleba, sida ay sheegayaan wararku 🗞️🇫🇷

Alexander Isak oo weerar afka ah ku qaaday kooxdiisa Newcastle. 🔥🔥Laacibka reer Sweden, Alexander Isak, ayaa weerar afka...
19/08/2025

Alexander Isak oo weerar afka ah ku qaaday kooxdiisa Newcastle. 🔥🔥

Laacibka reer Sweden, Alexander Isak, ayaa weerar afka ah ku qaaday kooxdiisa Newcastle United, kadib markii uu ka maqnaa xafladdii abaal-marinaha PFA ee lagu qabtay magaalada Manchester. Isak ayaa lagu soo daray kooxda xilli ciyaareedka ee Premier League, laakiin k**a uusan qaybgelin xafladda.

Wuxuu bartiisa Instagram-ka kusoo qoray in sababta uu u maqan yahay ay tahay in "kalsoonidii ay luntay, ballamihiina la jebiyay." Wuxuu intaas ku daray in Newcastle ay ogayd mowqifkiisa muddo dheer.

Wuxuu sidoo kale sheegay in "aamusnaantiisa ay dadka u oggolaatay inay faafiyaan sheekooyin been ah," wuxuuna caddeeyay in "xiriirka uu isbeddel u baahan yahay.

Mohamed Salah oo garaacay bartilmaameedka Liverpool ee Alexander Isak iyo Bruno Fernandes.Salah ayaa ku guuleystay abaal...
19/08/2025

Mohamed Salah oo garaacay bartilmaameedka Liverpool ee Alexander Isak iyo Bruno Fernandes.

Salah ayaa ku guuleystay abaalmarinta taariikhiga ah ee PFA Players' Laacibka sanadka,

Maadaama uu Redska ka caawiyay hanashada horyaalka Premier League.

17/08/2025

Kubadaan ineysan gool eheen waa loo wada jeedaa ee iska dhaaf. Hal foul ma’ahan. Laba foul oo isku mar dhacay siduu arbiraha u arki waayay?

Adress

Nyköping

Telefon

+46704169962

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Waaya-arag postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Waaya-arag:

Dela