
16/07/2024
nnaa ilaali wa innaa ileehi Raajucuun
Alle ha u naxariistee waxaa Mogadisho ku Geeriyooday Aabe Cali Xuseen oo ka mid ahaa Saraakiishii ciidanka xooga.
Marxuunku Ayaa muddo ku xanuunsanaa.
Waxaan U tacsiiyaynayaa Qoyska Reer Cali Xuseen iyo Qaraabada.
si gaar ah xanuunka ula dareemayaa wllkey Wariye Abdulkadir Koronto, Bashiir Cali Xuseen iyo dhamaan familka Samir iyo Iiman.....
Aaaamiin