Ahdaavi24

Ahdaavi24 Beautiful things happen when you distance yourself from negativity

Waa Hadlkii ilaaahay Mana jirto sabb aad u murugooto , isaga oo ilaahay wx kasta kuu balan qadey . dhankiisa la Aad niya...
14/05/2025

Waa Hadlkii ilaaahay Mana jirto sabb aad u murugooto , isaga oo ilaahay wx kasta kuu balan qadey . dhankiisa la Aad niyad dhab ah iyo kalsooni buuxd Shay kasta oo riyadd ahina wuu rumoobayaa 😊

09/05/2025

Qisooyinka Saliga | Nebi Muxamed CWS🙂

09/05/2025
04/05/2025

Taariikhdi Xidigaha geeska | laabsaalax

21/04/2025

mustafe| Maareynta wakhtiga

02/04/2025

Adigu Naftaada wax wanaagsan u qabo , dadku iyaga ku soo raadine 😊 ayaan araweelo

Waxaad la jirtaa ciddaad jeceshahay !Nin u yimi nebiga ayaa weydiiyey : Waa gorma Qiyaamuhu ? Rasuulka scw ayaa ugu warc...
27/03/2025

Waxaad la jirtaa ciddaad jeceshahay !

Nin u yimi nebiga ayaa weydiiyey : Waa gorma Qiyaamuhu ?
Rasuulka scw ayaa ugu warceliyey : maxaad u diyaarsatey ?
Ninkii : umma diyaarsan soon , salaad iyo sadaqo badan , balse waxaan jecelahay ilaahay iyo rasuulkiisa .
Nebigu wuxuu ku yidhi : Waxaad la jirtaa cidda aad jeclaatey .
Maxaa innaga Nasiib badan mar hadeynu jecel nahay Nebiga , ehelkiisi , Abuu bakar cumar , cismaan ,cali khaalid iyo caasha! waxaynu jecel nahay cid kaste oo jecel una hiilisay .

Qof kasta oo aanu la joogiisu ku farxadgalineyn qiyaamaha , hada ka fogow ; Waayo jacaylku waa cibaado .

MAANSADA UBAXWuxuu ula hadley si odeynimo leh , lexjeclo waalidnimo leh isago markaa Amuuro badan , u hoga tusaaleynaya ...
23/03/2025

MAANSADA UBAX

Wuxuu ula hadley si odeynimo leh , lexjeclo waalidnimo leh isago markaa Amuuro badan , u hoga tusaaleynaya .

Waxa ka dhex muuqata booska uu Aabuhu inanta nolosheeda kaga jiro iyo sida ay la'aanti ugu nugushahay waxyaalo badan oo dhaca .

Adoogaaa dabadii
May Agoonimadii
Aabo kaaga noqdaan

Wuxuu ku idhi : Nimanku inta ay rabaan in ay ku qashaan wax kasta way ogolyihiin , hadaad xataa ku tiraahdo halkaas ii galgalo si uu u helo waxa uu rabo uu u sameynaya .
Ubaxeey ubaxeey
Indho yaab badanaa
kugu eegma batee
Maxay soo uriyeen
May ayaamaha qaar
kugu soo ururaan

Marar badan kool koolinta iyo waxyaalaha xadka baxa ah ee uu sameynayo k**a aha jacayl iyo in uu mustaqbal kaa yeesho e waa in uu mustaqbalkaaga ku ciyaaro

Magaca ilaahay ee AL-LADIIFHadii uu doono Allaha ladiifka ahi in uu kaaga hiiliyo Arin ,sabab yaab leh ayaa uu keena !
22/03/2025

Magaca ilaahay ee AL-LADIIF
Hadii uu doono Allaha ladiifka ahi in uu kaaga hiiliyo Arin ,sabab yaab leh ayaa uu keena !

Adress

Uppsala

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Ahdaavi24 postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela