Abdirizak Dhore

Abdirizak Dhore Journalist.

23/08/2025

Jeesow oo ku dhamaaday Axmed Fiqi

23/08/2025

Dumarkeena haday diinta xoogga saari lahaayeen, ragga Soomaaliyeed waxay wada noqon lahaayeen kuwa wanaaga ay kahelayaan xaasaskooda ay kaga joogaan wadooyinka xun xun ee ku kalifa waxa haatan raggu ku kacaan ee ah falalka anshaxa iyo dhaqanka uwanagsan.

Si lamid ah hadii ragguna wada baran lahaa diinta hablaheena dhaqanka maanta ka muuqda laguma arkeen.

17/08/2025

Waa kuwaas kuwa iskaga keyn dhiga inay muslimka u damqadaan, balse kala jecel Falastiin iyo Soomaali, kuwana Muslim uhaysta, kuwana gaalo.

Puntland oo cadaadis lakulmaysaa waxa ay ubalan qaaday cid walba oo soo celisa hubkii fududaa ee shalay lagala dagay mar...
20/07/2025

Puntland oo cadaadis lakulmaysaa waxa ay ubalan qaaday cid walba oo soo celisa hubkii fududaa ee shalay lagala dagay markabka, islamarkaana ay siin doonto abaal marin lacageed oo dhan kun doolar ($1000)

Adress

Kantrosgatan
Uppsala
1404

Telefon

+17633390611

Webbplats

http://abdirizakdhore.org/

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Abdirizak Dhore postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Abdirizak Dhore:

Dela