22/03/2024
Odaygii dhibaa haysta hadana odaygii ayaa sariirtaa looga qaday
gabadhii xafada shaqalaha ka ahaydna dhibaa u dhamaaday
filimkan malinba malinta ka danbaysa waa uun mushkila socota iyo is fahan la aan
aad ayuu u sii macanaan hayaa filimka