SAHAN MEDIA

SAHAN  MEDIA Ku raaxayso warar iyo madadaalo!🙏🙏

Ku soo dhawoow bogeena rasmiga ah

Soo dhowow Wax walba oo xiiso leh halkan ka hel

Xog cusub iyo warar xiiso leh
Hal-abuur iyo madadaalo joogto ah
Nala joog si aad u hesho warar cusub
Waa boggaaga!

20/07/2025

Duqa Muqdisho oo dardar cusub wada

MUQDISHO
20/07/2025

MUQDISHO

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaan) ayaa 300 oo ka tirsan sha...
20/07/2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaan) ayaa 300 oo ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Dowladda Hoose ee Xamar si loo dardargeliyo Nadaafada iyo Bilicda Caasimadda.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka uu muddooyinkaanba ku howlanaa dib u qaabeynta iyo howlgelinta shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar, dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda iyo sameynta xeer nidaamiye qaabeynaya shaqada shaqaalaha, si qof weliba uu u heli-lahaa xuquuqdiisa aasaasiga ah, isla markaana bulshada caasimadda ay u helaan adeegyada ay ugu baahan yihiin dowladda hoose ee xamar.

“Bulshada canshuur bixiyeyaasha ah waa in ay helaan adeegyada kala duwan ee aasaasiga ah sida; in ay helaan dugsiyo waxbarasho oo lacag la’aan ah, adeeg caafimaad, jidad hagaagsan oo nadaafad iyo bilic leh” ayuu yiri Guddoomiye Muungaab oo xusay in canshuurta laga qaado muwaadinka uu noqon doonno mid dib loogu celiyo.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaan) ayaa sheegay in waaxda nadaafada aysan noqon doonin mid ku shaqeysa oo kaliya iskoobe, balse dhawaan ay heli doonaan gawaari waa weyn oo casri ah, xarumo iyo xafiisyo ay ku shaqeeyaan.

Golaha ammaanka Iiraan , ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay waxay ku sheegeen inay u adeegsadeen weerarradii Iiraan ay ku ...
23/06/2025

Golaha ammaanka Iiraan , ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay waxay ku sheegeen inay u adeegsadeen weerarradii Iiraan ay ku qaaday caawa saldhigyada Mareykanka ee bariga dhexe , gantaallo lagu xiray madaxyo qarxa oo u dhigma qaraxyada bambooyinka uu Mareykanka ku weerarray xarumaha nukliyeerka Iiraan, si ay u muujiyaan jawaab siman oo la jaanqaadaysa weerarkii h**e.

Ciidamada kacaanka iraan ayaa hadda war saxaafadeed kaso saaray weerarka Ay ka geesten saldhiga Mareykanka ku yaala qata...
23/06/2025

Ciidamada kacaanka iraan ayaa hadda war saxaafadeed kaso saaray weerarka Ay ka geesten saldhiga Mareykanka ku yaala qatar”

Weerarka saldhiga Mareykanka qadar aan ku qaadnay wuxuu la xariiraa weerarkii habeyn dhoweyd uu noo geystay Mareykanka moyaane annaga duulan kuma nihin walaalaheen qatar diyaarna uma nihin inaan burburino qadar”

DEG DEG diyaarado dagaal oo uu Mareykanka leeyahay ayaa hadda waxay ka kaceen garoonka diyaaradaha ee sacuudiga”
23/06/2025

DEG DEG diyaarado dagaal oo uu Mareykanka leeyahay ayaa hadda waxay ka kaceen garoonka diyaaradaha ee sacuudiga”

Dowlada qadar oo hada bayaan soo saartay ayaa waxay ku sheegeen inay ka jawaabi doonaan weerarka iraan kuso qaaday saldh...
23/06/2025

Dowlada qadar oo hada bayaan soo saartay ayaa waxay ku sheegeen inay ka jawaabi doonaan weerarka iraan kuso qaaday saldhigyada mareykanka ku leeyahay qadar”

  war cusub iraan ayaa hada weerar cirkaa kuqaaday saldhigyada maraykanka ee ku yaalay wadanka qadar Wararka ayaa sheega...
23/06/2025

war cusub iraan ayaa hada weerar cirkaa kuqaaday saldhigyada maraykanka ee ku yaalay wadanka qadar

Wararka ayaa sheegaya in difaacyada cirka ee saldhigyadaas yaalay ay hada kujiraan iska caabin xoogan lkn gantaalada lagusootuuray ay tirabeel yihiin

Maxay kulatahay adiga

Ciidamada Mareykanka oo la tacaalaya weerarada iraan ee dhowrka jiho ah”Qatar baxreyn iyo ciraaq”Hadda waxaa faraha wadn...
23/06/2025

Ciidamada Mareykanka oo la tacaalaya weerarada iraan ee dhowrka jiho ah”

Qatar baxreyn iyo ciraaq”

Hadda waxaa faraha wadnaha ku haayo oo gabi ahaamba hawadoodi xidhay Sacuudiga Imaaraadka kuweydka iyo Jordan oo ayaguna laga yaabo in iran ku weerarto gantaalo”

Duqeyntii 17aad oo khasaare lixaad leh maanta gaarsiiyey Yhd siiba magaalooyinka Xa^yfa iyo TalabiibAyada oo uu sii yara...
20/06/2025

Duqeyntii 17aad oo khasaare lixaad leh maanta gaarsiiyey Yhd siiba magaalooyinka Xa^yfa iyo Talabiib

Ayada oo uu sii yaraanayo difaaca cirka ee Isra, ayaa Iran waxay maanta khasaare lixaad leh u gaysatay magaalooyinka X^ayfa, Bir al-Siba iyo Talabiib. Xarumaha maanta Iran dhulka dhigtay waxaa kamid xarunta sirdoonka 8200 ee Negev, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, deegaanka sharcidarrada ah ee Daanta Galbeed, iyo saldhigyo milatari.

Waxaa aad u yaraaday lidka diyaaradaha Isra, waxayna Iran si gooni ah u beegsanaysaa kuwa Mareykanku hadda keenay ee loo yaqaan THAAD.

> Hanuun TV

Midka mida saraakiisha ugu sareysa ciidamada kacaanka Iran’ wadamo badan oo aan saaxiibo nahay ayaa soo codsaday inay ku...
19/06/2025

Midka mida saraakiisha ugu sareysa ciidamada kacaanka Iran’ wadamo badan oo aan saaxiibo nahay ayaa soo codsaday inay kuso biiraan dagaalka aan kula jirno isra3l”

balse anaga aan ku niri maya waan isaga filan nahay isra3l iyo boqolaalka yaryarka ah ah ee daba socda iyaga iska suga waan idin yeeri doon-naaye”

Leonel Messi ayaa kala diray kooxda FC Porto free Kick uu hogaanka ugu dhiibay kooxdiisa miami ogow Messi waligiis kuma ...
19/06/2025

Leonel Messi ayaa kala diray kooxda FC Porto free Kick uu hogaanka ugu dhiibay kooxdiisa miami ogow Messi waligiis kuma harin heerka gurubka

Address

Adado

Telephone

+252684158854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAHAN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category